18 May, 2024
1 min read

Dowladda ‘oo beegsatay’ saddex ka mid ah xarumaha Al-Shabaab.

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Qaranka ay hawlgal milateri oo lala beegsaday kooxda Al-Shabaab ka fuliyeen Degmada Galhareeri oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug. “Hawlgalkan qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday saddex xarumood oo Khawaarijtu ay ku sugnaayeen. Goobaha la beegsadey waxaa ka mid ah garaash ay Khawaarijtu ku diyaarinaysay waxyaabaha qarxa, waxaana halkaas […]

1 min read

Saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo la siiyay shahaadooyin howl-karnimo ah.

Maamulka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa shahaado sharafyo guddoonsiiyay saraakiil sare oo kaalin weyn ka soo qaatay guulaha howlgallada ee laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-shabaab. 18 ka mid ah saraakiisha sarsare ee ka shaqeeya Hawlgalka Ku meel gaadhka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS),ayaa haatan baneynaya xilkooda,kadib mariii ay dhameysteen socdaalkooda […]

1 min read

Somaliland oo faahfaahisay weerar lagu afduubtay gaadiid

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay, dabley hubaysan oo weerar ku qaaday gaadiid ay lahayd hay’adda samafalka ee Halo Trust, halkaas oo ay ka kaxaysteen laba baabuur oo ay hay’addu lahayd, iyo weliba mid ka mida darawaladii gaadiidkaas. Falkan ayaa ka dhacay gobolka Daad-madheedh, waxaana xukuumadda Somaliland ay sheegtay inaanay jirin cid […]