26 Jul, 2024
6 mins read

Waxaa la gaaray xilligii kala gurista isku milinkii (WARBIXIN)

Dowladdu waxa ay cagta ku haysaa waddada ay ku xaqiijinayso ahdaafta Qaran ee leh hor-tabinta,1- Ciribtirka Khawaarijta,2-Dayn-cafinta,3 qaadista cunaqabataynta Hubka,4-Dagaalka Musuqa,5-geeddi socodka Dimuquraadiyadda, sidaasi awgeed ayaan si hufan u wadnaa Qoraallo iyo Warbixinno la xariira arrimahaasi. Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa farriin adag u diray dadka Xumaan-wadayaasha ah ee doonaya in ay […]

1 min read

Somaliya, Horuumar la taaban karo =Faallo=

Qaranku waa sida Qof, Qofku waa inuu ku xisaabtamaa awoodiisa dhaqaale, inta uu heeysto, Ciida uu ku aaminaa, halka uu ku bixnaa dhaqaalahaa iyo sida ay ku kala muhimsanyihiin. Gurigaagu haddii uu yahay “Baal makuuti” dhinacyada ka daloolo ma u baahan yahay “Air Conditioner” casri ah. Kharajka ku baxaa isticmaalka korontada ma ka go’aa dakhligaaga, […]

1 min read

Dibadbaxayaal Eritrea u dhashay oo ku dagaalamay xaafadda Soomaalida Stockholm ee dalka Sweden.

Eritrean ka horjeeda dowladda oo dibadbaxayay ayaa xoog ku galay xaflad lagu taageerayay dowladda taas ka dhaceysay caasimadda Sweden ee Stockholm. Waxaa jira warar sheegayaa in dhowr boqol oo qof ay xoog ku jireen xeyndaabkii booliska iyagoo burburiyay teendhadii xafladda ka socotay. Goobta ay isaga horyimaadaan Eriterean-ka ayaa la sheegayaa inay tahay xaafad ay Soomaalidu […]