18 May, 2024
1 min read

Faah faahin: Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyay deegaano ka tirsan G/Hiiraan.

Muqdisho :-Ciidanka Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta oo Sabti ah dilay dhowr maleeshiyaad ah oo ka tirsan Al-Shabaab, qaar kalena waa ay dhaawaceen kadib howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen deegaanka Qoob-Yaxaas ee gobolka Hiiraan. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Al-cadaala oo la hadlay Wakaaladda […]

1 min read

Ra’iisul wasaare Xamse “ Dal horumar ma gaaro dadkiisa oo aan kor u qaadin aqoontooda”

Muqdisho :- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2022/23, ayaa abaalmarinno guddoon siiyey qaar kamid ah ardeydii gashay kaalimaha hore. Ra’iisul Wasaaraha ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guud ahaan ardeyda imtixaanka gudubtay, […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb oo uu si KMG ah fariisin uga samaystay.

Dhuusamareeb :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug. Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka iyo XIldhibaannada Golaha […]

1 min read

Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka Qaran ee Dugsiga sare.

Muqdisho :- Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuunmadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow shaacisay natiijadda imtixaanka qaran ee Dugsiga sare ee sannad Dugsiyeedka 2022/2023. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, wasiirka waxbarashadda XFS iyo mas’uuliyiin kale oo tarsan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa sugnaa munaasabada ku dhawaaqida natiijada imtixaanka shaahidaga […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga Qaranka.

Muqdisho :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada Khawaarijta Alshabaab. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida warbixin ku saabsan amniga dalka iyo dadaalada socda ee halganka lagu cirib-tirayo argagixisada, waxa uuna xusay […]

1 min read

Maxaabiis Al-Shabaab ah oo lagu xukumay xabsi daain.

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ayaa maanta  xukun ku riday  Cali Xuseen Buundo iyo Cali Suleymaan Ibraahim oo ka tirsan Alshabaab  waxaana lagu xukumay xabsi daa’in. Labadan xubnood ayaa bishii May ee sanandkan lagu qabtay howlgallo laga sameeyay degaano hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, xilli uu socday wajigii 1aad ee howlgalkii  Alshabaab looga  saarayay […]

1 min read

Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya oo xilkiisa iska casilay.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Agaasimihii Guud Madaxtooyada ee Villa Somalia Dr. Xuseen Sheikh Maxamuud uu iska casilay xilkii Agaasime, isagoo warqad is casilaad u gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh. Wararka ayaa sheegaya in is casilaadiisa ay tahay arrin shakhsi, iyadoo loo badinayo inuu isu soo sharxo madaxtimnimada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed. Agaasime Xuseen […]

1 min read

Security Alert: Public Warning Regarding Suspicious Individuals.

The National Intelligence and Security Agency (NISA) has issued a critical security alert concerning two individuals suspected of affiliations with the extremist group Al-Shabaab. The suspects, identified as Abdisatar Abdiqadir Isse and Ayanle Mohamed Ali, were recently discovered to have been engaging in covert activities on behalf of the group. Formerly holding positions within the […]

1 min read

WANTED:-Sirdoonka Soomaaliya oo ka digay saraakiil laga shakiyay inay la shaqynaysay Al-Shabaab.

Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa soo saartay digniin culus oo ku aadan laba ruux oo looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin Ururka Al Shabaab. Eedeysanayaashan oo magacyadooda lagu kala sheegay C/sataar C/qaadir Ciise iyo Ayaanle Maxamed Cali, ayaa waxaa dhawaan la ogaaday inay ku howlanaayeen falal qarsoodi ah oo ay kooxdaasi […]

1 min read

Ra’iisul wasaare Xamse oo xarigga ka jaray kaydka Bangiga Dhiigaa Qaranka.

Muqdisho :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay xoogga saareyso horumarinta iyo soo-nooleynta adeegyadii bulshada oo ay ugu horreeyaan Caafimaadka iyo Waxbarashada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay Wasaaradda […]