July 28, 2023
Maraykanka oo cunaqabatayn saaray madaxa maaliyadda Daacish ee Soomaaliya.
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska maaliyadda ee maleeshiyada Daacish ee Soomaaliya. Cabdiweli Maxamed Yuusuf ayaa lagu eedeeyay inuu kaalin muhiim ah ka qaaday gaarsiinta dagaalyahannada ajaanibta ah, saadka iyo saanad kale oo ay Daacish u soo wakiilatay. “Maanta (Khamiis) Xafiiska Ilaalinta Hantida Dibadda ee Waaxda Maaliyadda Mareykanka […]
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo Safaaradda Kusoo dhoweeyey dhigiisa Czech Republic.
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa kusoo dhoweeyey Safiirka Dawladda Czech Republic ee Ethiopia Ambassador Miroslav Kosek. Kulankaasi waxaa ka hadlay danjire Warfaa,oo sheegay in qorshayaasha u degsan maamulka safaaradda uu yahay in kor loo qaado iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay la leedahay […]
Maalinta ka hortagga Cagaarshowga oo laga xusay Dunida.
Dowladaha caalamka iyo shucuubta kale eek u hoos nool ayaa maanta u istaagay dabbaaldegga xuska 28-ka Julay ee maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka Cudurka Cagaashowga. Xuska Maalinta Cagaarshowga dunida, oo la qabto sannad kasta, ayaa ujeedkeedu yahay in kor loo qaado wacyiga bulshada ee dhinaca ka hortagga cudurka cagaarshowga. Cudurkaan waxa uu kamid yahay […]
Madaxda Sacuudiga oo qoraal la xiriiray gubidda Qur’aanka u diray Denmark.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Diblomaasi Danmark ah u dhiibay qoraal lagu dalbanayo in la jooojiyo falalka foosha xun ee ka hor imaanaya caqiidada diinta Islaamka, sharciyada iyo xeerarka caalamiga ah ee dunida. Boqortooyada oo u yeertay dibolomaasigaasi ayaa kala hadashay arrimo ku saabsan kutubka Qur’aanka ee dhawaan lagu gubay magaalada Copenhagen ee Denmark. Hadal ay […]
Isbarbardhigga awoodda milatari ee Itoobiya, Soomaaliya, Eritrea, Suudan iyo Djibout.i
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa daaha ka qaaday in dhammaan xulashooyinka, oo ay ku jiraan gorgortanka, “wax kala badelasho,” iyo xitaa isticmaalka xoogga, ay miiska saaran yihiin si ay Itoobiya u hesho dekad, oo aad u muhiim ugu ah istiraatijiyadda Itoobiya. Isagoo ka hadlayay shir ay isugu yimaadeen maalgashadayaasha iyo ganacsatada Khamiistii hore ayuu […]
Wasaaradda Waxbarashada oo isbadal ku sameysay waxbarashada dalka, iyada oo Dugsiyada la dhigan doona 6 maalin.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa isbadal ku sameysay sannad dugsiyeedka waxbarasho ee dalka, kaddib warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda July 26, 2023-ka. Isbadalka ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya soo saartay ayaa ka bilaabanay sanad dugsiyeedka 2023-2024, iyada oo Wasaaradda dhammaan isbadal ku sameysay maalmaha waxbarashada la aado, xiisadaha la qaato […]
Nasashada Jimcaha. Q-367=Duqnimadda Lama inkiri karee, Talada Xaaskaga qaado=
1.Nin aad u faqiir ah ayaa muddo 5 Sano ah Maalin kasta waxa uu cunayay Rooti iyo Basbaas, ileyn wax kale ma heli karin. Maalintii Dambe ayaa waxaa u yimid Sheydaan aad iyo aad u careeysan kuna qeylinayo, Wacalyohoow, wacalku dhalay. Laba mid yeel. In aad bedesho Cuntada ama in aad Bisinka ku bilaawdo, Maalintii […]