18 May, 2024
1 min read

Sanad Cusub: Berri waxaa bilaabanayo Sanadka cusub ee Somalida.

Berri waxaa bilaabanayo Sanadka cusub ee Somalida “Somali Solar Clendar” Dabshid, Istun, Saneysi, Badgal iyo Nayruus. Badanaa waxa ay ku beegantahay dabayaaqada Bisha July. Berri waa Talaado. Aniguna waxaan dhaldhay Sanad Talaadaado ah, Dayrtii Balalaqda ee ka dambeeysay Gugii koomba Shillin. Istunka Afgoi waxaa la bilaabay Casriyadii dhexe ee Boqortooyadii Ajuuraan, kadibna waxaa sharciyeeyay Suldaankii […]

1 min read

Ra’iisal wasaare Xamse oo kulan la qaatay guddiga dib u daabicidda Shilin Soomaaliga.

Muqdisho:-  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay guddiga dib u daabacidda lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo lacagta dalkeenna, si wax looga qabto sicir-bararka iyo nolosha adag ee ay la tacaalayaan shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha ayaa soo bandhigay qorshaha xukuumadda […]

1 min read

Dad loo haysto dambiyo argagixiso oo la horkeenay maxkamadda ciidamada qaybteeda 60-aad

Baydhabo:-  Maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybteeda 60-aad ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa u fariisatay dhagaysiga dacwad loo haysto 14-ruux oo ku eedaysan dambiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin la shaqaynta kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab, u garsoor doonashada kooxda iyo dambiyo kale oo ay ka mid yihiin […]

1 min read

Guddiga doorashada Somaliland oo shaaciyay jadwalka doorashooyinka madaxtooyada iyo xisbiyada.

War saxafadeed ay soo saareen Kominshanka Doorashada Jamhuuriyadda iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa u cayimay in 28 December, 2023 ay noqoto maalinta ay qabsoomayso Doorashada xisbiyada. Si loo helo Saddex Xisbi oo ansaxsan lana siiyey shahaadada xisbinimo ee (10) ka sano, ayaa lagu yiri qoraal uu guddigu soo saaray. Waxaa kale oo Komiishanka […]

1 min read

Sirdoonka Kenya oo sheegay in Al-Shabaab dalalka deriska ka qoranayaan dagaalamayaal cusub.

Shabaab ayaa billaawday inay dardar galiyaan qoritaanka Ajaaniibta dalalka dariska la ah Soomaaliya, iyadoo ay yaraadeen dadka Kenyanka ah ee ku biiraya kooxda, sida ay sheegeen sirdoonka Kenya. Laba nin oo Tanzanian ah ayaa lagu qabtay Gaarisa Arbacadii lasoo dhaafay, xilli ay u socdeen inay ku biiraan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta. Waxay ahayd […]

1 min read

EU welcomes consultative meeting between the President, former leaders.

Mogadishu :- The European Union Mission in Somalia welcomed recent consultative meeting between the President of Federal Government of Somalia, Hassan Sh. Mohamud and former leaders who served as Prime Ministers, Parliament Speakers, politicians and Presidential candidates. “ EU welcomes the recent consultative meeting by the Federal Government w/ current & former Somali leaders. State-building & […]

1 min read

Labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo yeelanaya kulan wadajir ah.

Muqdisho(p :-Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa  shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 8-aad ee Golaha Shacabka BJFS Ajandaha kulan maanta ayaa ahaa qeybinta xeerka qoondaha ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka. Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin […]

1 min read

Taliyaha Ciidanka dhulka oo gaaray Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud

Muqdisho :-Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka General Axmed Aadan ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo Fariinsin u ah Cutubyo Ka tirsan Ciidanka xoogga dalka. Taliyaha ayaa kormeeray fariisimaha ciidanka isagoo halkaas kula kulmay saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka xoogga waxaana uu ka dhagaystay warbixino la xidhiidha xaaladda ay ku sugan yihiin ciidanka […]

1 min read

Dowladda oo dhawaaqday in Bisha December ee sanadka dambe uu dalka ka baxayo askariga ugu dambeeya Ciidanka ATMIS.

Muqdisho :-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Bisha December ee sanadka dambe uu dalka ka baxayo askariga ugu dambeeya Ciidanka ATMIS. La taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macallin oo ka qeybgalaya Barnaamijka Dood ah oo kabaxayay Twitter space ee warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in sida qorshuhu yahay Saddexda kun ee ugu dambeysa ciidanka ATMIS ay […]