17 May, 2024
1 min read

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya.

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Mashaariicda ee Qaramada Midoobay, Mudane Lionel Laurens. Kulanka aaaa logga hadlay fulinta mashaariic horumarineed kuwaasoo qeyb ka noqda dadaalka Dowladda Soomaaliya ugu jirto sidii looga guuri lahaa kaalmada beni’aadannimo islamarkaana si buuxda loogu wareegi lahaa mashaariic […]

5 mins read

Jeneraalka Soomaaliga ah ee Kenya ka badbaadiyay afgambigii 1982 oo bilad sharaf la guddoonsiiyay.

Xafiiska maamuska ee halyeeyada milatariga Kenya ayaa maamusay Janaraal Maxamuud Maxamed Barrow ee ee hawlgabka noqday. Taliyahii guud ee ciidamada Kenya, Maxamuud Maxamed Barrow ee hawlgabka noqday ayay saaxiibbadiis shaqo wadaagga ahaayeen u hibeeyeen bilad Sharaf loogu maamuusayo “shaqadii hufnayd ee uu ka soo qabtay ciidanka waxaana loo aqoonsaday halyeey.” Waxaa si weyn loogu xusuustaa […]

1 min read

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane Ajaanib ah

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane oo Ajaanib ah ku waa oo hore xukun ugu riday  Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo Eedeysanayasha loo haysto in ay sifo sharci darro ah uga kalluumaysteen xeebaha Soomaaliya. Xeer ilaaliye ku-xigeen guud ee Maxkamadda Racfaanka  Yaxye Maxamuud Saciid ayaa Maxkamada Racfaanka ka […]

1 min read

Ciidamada xoogga oo howlgal lagu ciribtirayo khawaarijta kawada inta u dhexeeyso degmada Gal-cad iyo Bud-bud

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka, ayaa howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta ka wada tuulooyinka u dhexeeya degmada Gal-cad iyo degaanka Bud-bud ee gobolka Gal-guduud. Howlgalka ayaa khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta waxaana lagu burburiyay goobo Cadowga keyd u ahaa oo ay Sunta iyo alaadaha kale ee ay ka sameeyaan walxaha qarxa ay u yaaleen. Howlgalka ayaa lagu […]

1 min read

Sidee uga fal celiyeen ciyaar yahanada kale ciyaaryahanka Muslimka ah ee lagu eedeeyey kufsiga?

Ciyaar yahano kala duwan, ayaa ka fal celiyey go’aankii laga gaarey fal dambiyeedkii loo heystay ciyaar yahan Benjamin Mendy. Ciyaar yahanada kala ah, Vinicius, Paul Pogba iyo Memphis Depay, ayaa dhamaantood waxay kal hore u taageereen, oo ay barbar istaageen ciyaar yahan Benjamin Mendy, ka dib markii ay ku waysay dambi maxkamadda Chester Crown. Fal […]

1 min read

Madax kala duwan oo Reer Yurub ah oo socdaal ku joogga dalka Tunisia.

Ra’iisul wasaarayaasha dalalka Talyaaniga iyo Holland, iyo guddoomiyaha guddiga Yurub, ayaa maanta ku sugan dalka Tunisia, iyagoo isku dayaya inay dib u bilaabaan wada hadal ku saabsan joojinta dadka tahriibka, ee ka gudbaya badda Mediterranean-ka. Georgia Meloni, Mark Rutte, iyo Ursula von der Leyen, ayaa la kulmi doona madaxweynaha dalka Tunisia, Kais Saied. Waxa ay […]

2 mins read

Yaraanteeydii iyo Labaatan jir Mudug joogo.

Haddii aan Runta kuu sheego. Ka hor intaan Gobalka Mudug loo qeeybin Laba Gobal. Waxaa la dhihi jiray: 20 jir Mudug joogo Allaah uma xilqarin. Deegaanka aad ku nooshahay, waa in aad isku diyaariso sidii aad ula qabsan leheyd Xaaladihiisa nololeed. Waa in aad qaadato tababar aad naftaada iyo Hantidaada ku difaacdo, si aad Labadba […]