17 May, 2024
1 min read

Ciyaaryahan Declan Rice oo si rasmi ah ugu biiray Arsenal, noqdayna Ingiriiskii ugu qaalisanaa.

Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee Ingiriis ah Sabtidii, markii Arsenal ay ku lasoo wareegtay ciyaaryahanka khadka dhexe ee England 105 milyan ginni ($ 137.5 milyan). Rice ayaa dhaaftay lacagtii ugu badneyd ee ahayd ee 100 milyan ginni ee ay Manchester City ku soo iibsatay Jack Grealish 2021, iyadoo Arsenal ay sii wadato […]

1 min read

Deg Deg: Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo isbitaal loola cararay.

Ra’isul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa isbitaalka loola cararay, isaga oo baaritaan caafimaad ku maray Isbitaalka Sheba ee magaalada Tel Hashomer Sabtida maanta ah, laakiin xaaladiisu way wanaagsan tahay, sida uu sheegay xafiiskiisa, iyada oo aysan jirin wax calaamado ah oo muujinaya suurtagalnimada inuu xilka wareejiyo. Waxaa la dhigay qolka gargaarka degdegga ah ee Isbitaalka […]

1 min read

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Ciidanka Birmadka Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto.Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maxamed Axmed Diiriye iyo Saraakisha Birmadka iyo Hoggaanka Dhismaha Boliiska, ayaa maanta kormeeray Ciidanka Birmadka Booliiska ee  Ilaalada Amniga Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. Kormeerkan ayaa ku […]

1 min read

Gudoonka Golaha shacabka oo caawa la kulmay Gudoomiyaashii hore Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka casho sharafta ah waxaa lagu casuumay, Mudane Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Mas’uuliyiintan ayaa waxay iska xog-wareysteen […]

2 mins read

Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee tababaraha u noqonaya kooxda ka dhisan dalka Tanzania?

Kooxda KMC ee ka dhisan dalka Tanzania ayaa Cabdixamiid Macalin oo ah wiil Soomaaliyeed u magacaabay tababaraha kooxda, kadib qoraal rasmi ah oo ay soo saareen. Shir jaraa’id oo ay qabteen kooxdu ayay ku dhawaaqeen inuu yahay tababare. “Maadama aan u baahannahay in aan sameyno wax la taaban karo, oo ay dadkan ay arkaan, waana […]

1 min read

Ninkii loo fasaxay inuu ku gubo kutubta Towrah iyo Bible-ka Sweden ayaa ka hor yimid arrinkaas.

Ninkii la filayay in kutubta Towrah iyo Bible-ka ku gubo magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden ayaa ka baaqsaday falkaas. Wuxuu yimid meel u dhow safaaradda Israa’iil ee magaaladaas halkaasoo oggolaansho loo siiyay inuu dibadbax ka dhigo, balse wuxuu sheegay inaysan ahayn in la gubo kutub barakeysan, wuxuuna cambaareeyay sida nuqul ka mid ah Qur’aanka […]

1 min read

Galmudug State President receives UN Special Representative to Somalia.

Dhusamareb, :– The President of Galmudug State of the Federal Republic of Somalia, H.E Ahmed Abdi Kariye received the new United Nations Special Representative for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia, Catriona Laing at the Presidential Palace in Dhusamareb. The President and the Special Representative discussed the general situation of […]

1 min read

Ciyaaryahan Fabinho oo laga doonayo Sacuudiga.

Fabinho ayaa ka maqnaaxerada tabarka Liverpool ee dalka kadib markii ay 40 milyan ginni ku dalbatay ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Saudi Arabia ee Al-Ittihad. 0 Kabtanka Liverpool Jordan Henderson ayaa sidoo kale lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Saudi Arabia laakiin wuxuu u safrayaa Jarmalka. Reds ayaa heshay dalabka xiddiga reer Brazil Fabinho habeenkii jimcaha. Kadib […]

1 min read

Guddoonka Baarlamaanka JFS oo ku wareejiyey Gudidda dib u eegista Dastuurka heshiiskii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran.

Muqdisho :- kulan ay maanta wada yeesheen Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)ka dhacay Xarunta VILLA Hargeisa ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ay sidoo kale goobjoog ahaayeen ku xigeennada labada Gole ee Baarlamaanka JFS, ayay u jeedadiisu […]

1 min read

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay Barnaamujka Caddaallada iyo Asluubta+Sawirro

𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼:-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan oo qayb ka ah qorshaha Xukuumadda DanQaran. Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo tilmaamay muhiimadda ay shacabka Soomaaliyeed u leedahay inay helaan Caddaalad hufan oo la […]