20 Mar, 2025
1 min read

Howlgal qorsheysan oo lagu burburiyey goobo khawaarijtu ku kaydsan jireen sunta qaraxyada iyo saanad ciidan.

Muqdisho:-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Budbud ee Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada 16-aad ciidanka kumaandooska Danab XDS G/Dhexe Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare ayaa sheegay in howlgalkan lagu burburiyay goobo ay ku kaydsan jireen khawaaeijtu sunta iyo alaadaha kale ee ay khawaarijta ka sameeyan walxaha qarxa […]

1 min read

Maxaa iska beddelay Dakhliga Dowladda Soomaaliya kaddib ololaha la dagaallanka Musuqa?

Muqdisho:-Dabayaaqadii Abriil-2023 dowladda Soomaaliya waxa ay billowday dagaal ka dhan ah musuqa iyo boobka dakhliga dowladda ka soo gala ilaha kooban ee dakhliga dowladdu ka yimaado, ilahaas ay dowladda Soomaaliya ka hesho dakhliga waxaa kamid ah garoonka diyaaraha ee Muqdisho oo bixiya adeegyo kala duwan oo muhiim ah. Adeegyada kordhinta Fiisaha iyo Fasaxa shaqada oo […]

2 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kullamo kale oo wadatashi ayaa la qaban doonaa”,

Muqdisho.:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbadii jimcaha kaga hadlay kulankii wadatashiga ahaa ee madaxdii hore uu la qaatay ayaa sheegay in la qaban doono kulamo kale oo wadatshi ah oo ay ka qeyb-geli doonaan bulshada qeybaheeda kala duwan. Madaxweynaha ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la dhageysto tallada iyo […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga hadlay Musuq-maasuqa.

Muqdisho,;-Iyadoo ay jiraan  Olole ka dhan ah la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu ku booriyay shaqsiyaadka wajahaya Eedeymaha in ay hortagaan sharciga oo ay iska difaacaan Eedaha loo haysto.”Ha cararin haddii aanad tuug ahayn oo aadan waxba xadin,” ayuu yidhi. “Inaad maxkamadda hor istaagto oo aad caddayso inaadan wax dambi ah lahayn […]

1 min read

Madaxweynaha Jubbaland oo shir guddoomiyay kulan looga hadlay Amniga.

Kismaayo :- Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaannada Jubbaland ee lagu cirib tirayo kooxaha khawaariijta ah. Kulanka Waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga General Yusuf Osman iyo taliyayaasha Ciidamada iyo Hay’adaha amniga maamulka Jubbaland iyo Ciidamada Xooga dalka. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay […]