20 May, 2024
1 min read

Wasiirkii Maaliyadda oo si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu sameeyay.

Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya ee xilka qaadista lagu sameeyay Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu ku sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook Cilmi Maxamuud nuur ayaa waxaa uu ku sheegay intii uu xilka haayay uu  hormuud u ahaa barnaamijka dib-u-habeynta Maaliyadda, isla markaana uu ku faraxsan […]

1 min read

Xafiiska Xeer ilaalinta qaranka oo xaqiijiyey in 40 Eedaysane loo qabtay Eeddo Musuq maasuq.

Muqdisho-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa saddaxdii bil ee la soo dhaafay ku guuleystay in uu Baaris ku sameeyo afartan ruux oo ku eeddeysan in ay ku kaceen falal isugu jira Musuq-maasuq, xatooyo xoolo dadweyne, ku tagrifal awoodeed iyo dayacaad masuuliyadeed, sida ah Warbaahinta Qaranka ogaatay. Afartanka Ruux ee Baarista lagu sameeyay ayaa dhammaantood […]

1 min read

RW Somalia oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiirada.

MUQDISHO:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa  caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre: Markii uu arkay qodobka 97aad farqadiisa 3-aad ee Dastuurka KMG ah, Markii uu arkay qodobka 98aad farqadiisa 2-aad ee xarfaha A […]