01 May, 2024
1 min read

Wasiirka Xannaanada Xoolaha XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Sacuudiga

Riyadh :-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa magaalada Riyadh ee boqortooyada Sacuudiga kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas Eng. Cabdiraxmaan bin Cabdulmuxsin Al-Fadhly. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada wasaaradood iyo kor u qaadida hormarinta ganacsiga xoolaha ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.

1 min read

Six Prisoners Captured in Joint Operation by National Armed Forces

Mogadishu :- in a joint operation on Sunday, National Armed Forces and its security partners captured six Al-Shabaab terrorists and intercepted a vehicle containing explosives at Welmaro village in the Lower Juba region. General Ali Mohamud Badmadow, Commander of the National Armed Forces’ 43rd Division, confirmed that the prisoners were taken to Afmadow District. The […]

1 min read

Milatariga Mareykanka oo duqeyn ku dilay 10 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

MUQDISHO — Hawlgalka milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay in kadib markii ay codsi ka heleen dawladda Soomaaliya ay saddex duqaymood oo is difaacadid ah la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabab. Duqaymahan ayaa dhacay xalay, waxayna ka dhaceen meel fog oo u dhow degmada Afmadow, qiyaas ahaanna 105km dhinaca waqooyi ka xigta Kismaayo. AFRICOM […]

2 mins read

Halka ay Soomaaliya kaga jirto shanta dal ee dadkoodku Muslimiinta u badan yihiin.

Wadamada ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan ayaa la shaaciyay iyadoo lagu saleynayo inta boqolkiiba ay ka yihiin muslimiinta ku nool dalkaas. Sida laga soo xigtay World Index, wadamada sida Mauritania, Soomaaliya, Tunisia, Afganistan, Iran, Turkiga, Yemen, Aljeeriya iyo Marooko ayaa ah ku dhawaad boqolkiiba boqol Muslimiin. Wadamada ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu […]

1 min read

Xuutiyiinta Yemen oo deegaanada ay ka taliyaan ka mamnuucay isticmaalka alaabta laga keeno Sweden.

Ka dib markii uu dhamaadkii Juunyo nin uu Sweden ku gubay nuqul kitaabka Kariimka ah ee Qu’aanka, waxay Xuutiyiinyta Yemen hir geliyeen in ay ka joojiyaan dhulka ay ka taliyaan isticmaalka alaabta laga keeno Sweden , sida lagasoo xigtay talefishanka Xuutiyiinta ee ALMasirah TV. Wasiirka ganacsiga ee Xuutiyiinta, Muxamed Sharaf Al Mutahhar ayaa sheegay in […]

1 min read

Ciidamda dowladda oo bur buriyay fariisimo Shabaabku ku lahaa gobolka Jubadda Hoose.

Hawlgal qorsheysan oo ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Welmarow oo 40KM u jirta Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa qasaare xoog leh loogu geystay Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab. Hawlgalka oo dhacay waaberigii hore ee saakay oo Axad ah waxaa uu isugu jiraa duqeyn xaga cirka […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Sagootiyay ciidamo ku biirayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka XDS kuwaas oo ku biiraya furimaha dagaalka ee ka dhanka ah Khawaarijta. Wasiirka ayaa ciidamada kula dardaarmay dar-dargalinta howlgallada ka dhanka ah khwaarijta,isagoo ciidamada u sheegay in dagaalka ay ku jiraan uu la mid yahay […]