June 30, 2023
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo ku aaddan 1-da Luuliyo u diray shacabka Soomaaliyeed.
Muqdisho : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed iyo israacii labada gobol ee dalka, taasoo asaas u noqotay curashada Jamhuuriyadda Soomaaliya 1-dii Luuliyo 1960. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dalkan xorriyaddiisa laga soo […]
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Uganda Tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Xoogga Dalka.
Muqdisho:- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta dalka Uganda tababar ugu soo xirey 2 guuto oo ka mid noqoneysa Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo uu sheegay Ciidankan oo tiro ahaan dhan 3000 ayuu wasiirka Gaashaandhigga XFS sheegay in dhiig cusub ku soo kordhin doonaan dagaalka Khawaarijta dalka looga xoreynayo. “Wasaaradda […]
Howlgal Ciidanka Haramcad ka sameeyeen deegaano ka mid ah G/Shabeelaha Hoose.
Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa maanta howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalladaan oo socday muddo kooban ayaa waxaa lagu burburiyey maxkamad beenaad ay khawaarijta ku lahaayeen deegaanno ka tirsan Degmada Afgooye. Howlgalkaan ayaa ku dhacay si nabad ah,, kadib kolkii ay halkaasi isaga carareen kooxda […]
Duqa Minneapolis oo u hambalyo u diray dadka Soomaalida ee ku nool Mareykanka.
Duqa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasoota ee dalka Maraykanka Mr.Jacob Frey oo ka hadlay xaflad lagu maamuusaayey todobaadka xoriyadda ee Soomaaliya ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan dalkaasi. Xafladdaan oo ay qabteen Jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka ,waxaa uu Duqa magaalada si gaar ah ugu diray dowladda Soomaalaiya oo ku howlan […]
Itoobiya oo codsatay inay ku biirto ururka BRICS.
ADDIS ABABA : – Itoobiya, oo ka mid ah dalalka Afrika ee dhaqaalahoodu aadka u kobcayo, ayaa codsatay inay ku biirto ururka BRICS ee suuqyada soo koraya, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Khamiistii. “Waxaan filaynaa in BRICS ay jawaab wanaagsan naga siin doonto codsiga aan sameynay,” ayuu saxaafadda u sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda […]
Tababaraha PSG oo loo xiray su’aalo la xiriira takoor iyo Islaam naceyb
PARIS — Tababaraha kooxda Paris Saint Germain Christophe Galtier ayaa u xiran su’aalo la weydiinayo isaga iyo wiilkiisa, taasi oo qeyb ka ah baaritaan la xiriira takoor lagu tuhunsan yahay, waxaa sidaas wakaaladda wararka ee AFP u sheegay dacwad-oogaha Nice. Tallaabadan ayaa daba socota baaritaan la billaabay bishii April, kadib markii la sheegay inuu cunsuriyeyn iyo […]
Ciidamada dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Daaru-nicma ee Sh/Dhexe.
Kadib markii waaberigii hore ee saakay Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay dagaal kula wareegeen degaanka daru-Nicma oo hoostaga degmada Runil-Good ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa la sheegay inay ciidamada dowladda dib ula wareegeen degaanka. Intii uu socday dagaalka ayaa warar aan helnay waxaa ay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen , […]
Maxkamad ciyaaryahan Man City u cayaara ku oogtay inuu kufsaday 10,000 oo haween ah.
Ciyaaryahanka kooxda Manchester City ee ka dhisan Ingiriiska, Benjamin Mendy ayaa kufsi u geystay gabar dhalinyro ah, kaddibna wuxuu ku yiri, “waa iska caadi, waxaan gogol la wadaagay 10,000 oo haween ah“, sida ay sheegtay xeerbeegti. Sideed iyo labaatan sano jirka ayaa lagu eedeynayaa inuu gabadha oo 24 sano jir ah falkaas ugu geystay gurigiisa oo […]
Madaxweynaha Ruushka Putin oo si aan laga fileyn ugu falceliyay quraankii lagu gubay Sweden.
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa cambaareeyay falkii ka dhacay Sweden ee lagu gubay nuqul kamid ah kitaabka quraanka. Waxaa la baahiyay muuqaal muujinaya Madaxweynaha Ruushka oo aad u amaanaya kitaabka quraanka. Dhowr mar ayuu ku celceliyay in quraanka oo la ixtiraami waayo ay dembi ka tahay dakiisa, marka loo eego waddamada kale. Dalal badan oo […]
ku dhowaad 700 oo qof oo loo xir xiray dibedbaxyada Fransiiska.
Ugu yaraan 667 oo qof ayaa lagu xir xiray gudaha dalka Fransiiska, kaddib markii habeenkii sadexaad uu galay dibedbaxyada ka socda dalkaasi, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha, Gérald Darmanin. Wiilka la dilay oo 17 sano jir ahaa ayaa asal ahaan ka soo jeeda waddanka Algeria. Dibedbaxayasha ayaa ka careysan dil wiil dhalinyaro ah ay […]