1 min read

Madaxweynaha Ruushka Putin oo si aan laga fileyn ugu falceliyay quraankii lagu gubay Sweden.

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa cambaareeyay falkii ka dhacay Sweden ee lagu gubay nuqul kamid ah kitaabka quraanka.

Waxaa la baahiyay muuqaal muujinaya Madaxweynaha Ruushka oo aad u amaanaya kitaabka quraanka.

Dhowr mar ayuu ku celceliyay in quraanka oo la ixtiraami waayo ay dembi ka tahay dakiisa, marka loo eego waddamada kale.

Dalal badan oo muslimiin ah iyo kuwa kale ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay arrintaasi, waxaana kamid ah Turkiga, Morocoo, Sacuudiga, Ciraaq, Mareykaka iyo kuwa kale