26 Jul, 2024
1 min read

Manchester City oo markii ugu horreysay ku guuleysatay koobka Champions League.

Kooxda Manchester City ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay koobka kooxaha horyaallada Yurub ee Champions League, kadib markii ay 1-0 ku garaacday Inter Milan ciyaartii kama-dambeysta ahed ee ka dhacday garoobka Ataturk Stadium ee magaalada Istanbul. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Spain Rodri ayaa daqiiqadii 68-aad ee ciyaarta shabaqa ku hubsaday goolka guusha. Waxa ay […]

1 min read

72 kun oo Taageerayaal ah oo daawan doona ciyaarta finalka Champion League ee Istanbul.

Taageerayaal gaaraya 72 kun ayaa filayaa in ay yimaadaan ciyaarta finalka Champion League ee garoonka Atatürk Olympic Stadium ee magaalad Istanbul . Waxaa goor dhaw magaalad Istanbul ee dalka Turkiga ka bilaaban doono Ciyaar kubadda cagta ah oo si weyn loo sugayey taas oo go’aamin doonto Kooxda ku guuuleesan doonta horyaalnimada xilli ciyaareedka 2022-2023 ee […]

1 min read

Wasiirka Gashaandhigga XFS oo cadeeyay Xiliga ay bilaabanayso ka bixtaanka dalka Ciidanka ATMIS.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay bilaabashada wajiga koowaad ee ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya, kaas oo ay ka qeybgaleen wafdi Militari oo ka socda Midowga Afrika oo dalka u jooga uu kuur galida howsha bixitaanka ciidanka ATMIS. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa […]

1 min read

Booliska Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay weerar xalay fiidkii ka dhacay hoteelka Pearl Beach

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray weerarkii xalay lagu qaaday hoteelka Pearl Beach oo ku yaalla agagaarka xeebta Liido. Booliska ayaa warsaxaafadeedkan ku shaaciyay in weerarka ay ku dhinteen 6 qof, halka 10 kalena ay ku dhawaacmeen, 84 qof oo shacab ah oo ay ku jiraan carruur yar yar, dumar iyo dad […]

1 min read

Uganda oo digniin u dirtay Ciidamada ka jooga Soomaaliya kadib weerarkii Buulo-Mareer.

Dowladda Uganda ayaa waxay digniin adag u jeedisay ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya, kaddib weerarkii khasaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Buulo Mareer. La-taliyaha Madaxweynaha Uganda u qaabilsan howlgallada gaarka ah, Gen Muhoozi Kainerugaba, ayaa uga digay ciidamada Uganda ee Soomaaliya ku sugan, inay ka labalabeeyaan ka hortagga Alshabaab oo uu sheegay inay aad khatar […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la soo afjaray weerarkii maqaayad kutaalla Xeebta liido.

Ciidamada ammaanka ayaa la sheegay inay soo afjareen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab oo weerarka ku qaaday hotelka Pearl Beach ee xeebta Liido degmada Cabdulcasiis ee magaalada Muqdisho. Saraakiil katirsan laamaha Amniga ayaa sheegay in Ciidamada ammaanku ay toogteen dhammaan raggii weerarka soo qaaday. Inta uu socday hawlgalka ciidamada ammaanka waxa ay gudaha hotelka ka soo […]

1 min read

Imtixaanka shahaadiga oo maanta ka bilabanaaya Puntland.

Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee PuntlandCopyright: Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland. Imtixaankii shahaadiga ah ee maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ka bilabanaya 9 Gobol oo kamid ah Puntland. Dhammaan Puntland waxaa saaka loo dareerayaa imtixaankii shahaadiga ee fasalka 12-aad(form four-ka) ee Dugsiga Sare iyo fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe. Sida uu noo […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyey weerarkii xalay lagu qaaday makhaayad ku taalla xeebta Liido.

Muqdisho – Fiidnimadii hore ee xalay, waxaa weerar khasaare geystay lagu qaaday, meherad ganacsi oo isugu jirta hotel iyo makhaayad, taas oo lagu magcaabo Pearl Beach. meheraddan ayaa ku taalla xeebta Liido. Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay wadaan hawlgal ay ku soo afjarayaan weerarka, iyada oo warar hordhac ahi ay sheegayaan, inay gudaha hotelka ku […]