June 10, 2023
1 min read
In ka badan 20 qof ayaa ku dhintay, qarax ka dhacay deegaanka Muraale oo ka tirsan Sh/Hoose.
In ka badan 20 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay deegaanka Muraale oo u dhexeeya degmada Qoryoolay iyo deegaanka Janaale, ka dib markii ay ku qaraxday walax aan la aqoonsan. Masuuliyiinta deegaanka oo ka warbixiyey qaraxan ayaa sheegay, in qoys ka mida dadka ku dhaqan deegaanka Muraale, inuu walaxdan ka soo […]