June 7, 2023
Hay’adda MSF oo ka digtay dhibaato caafimaad oo ka dhalan karta Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab.
Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa ka digtay in dhibaato caafimaad oo ballaaran ay qarka u saaran tahay xerada qaxootiga ee Dhadhaab. Hay’adda ayaa sheegtay in xanuunka shuban biyoodka uu bilooyinkii la soo dhaafay faro ba’an ku hayay xeryahaas. Kumannaan qof oo ka soo barakacay Soomaaliya ayaa tan iyo […]
Kuuriyada Koonfureed oo walaac ka muujisay dhoolatuska militari ee Shiinaha iyo Ruushka.
Ciidamada Shiinaha iyo Ruushka ayaa si wadajir ah u dhoola tus ugu sameeyay qeybo ka mid ah Bariga Aasiya, taasi oo keentay in Kuuriyada Koonfureed ay gasho diyaar garow dagaal. ” Labada ciidan waxay si wada jir ah u sameyeen dhoola tuskoodii lixaad oo wadajir ah, si waafaqsan qorshaha sanadlaha ah ee iskaashiga milatariga ee […]
Ciidanka xoogga dalka oo jab culus gaarsiiyay Maleeshiyaadka Al-Shabaab
Howlgal qorsheysan oo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Al-shabaab, ayaa ka socda duleedka deegaanka Baladdul Amiin ee Gobalka Shabeellada hoose. Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsanayaa maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo si qarsoodi ah isugu aruursanayay beer ku taalla deegaanka Baladudul Amiin. Jab xoog leh ayaa lagu gaarsiiyay khawaarijta howlgalka qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen […]
Bankiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Kenya uu si xowli ah u kobci doono.
Nairobi: — Dhaqaalaha Kenya ayaa la filayaa inuu si xowli ah u kobocdo sanadkan, sida uu sheegay Bankiga Adduunka Arbacadii, saadaashaas oo ku qotonta dib u soo kabashada qaybta muhiimka ah ee beeraha. Dhaqaalaha dalka Bariga Afrika waxa uu kobci doonaan 5.0% sannadka 2023″ ayuu Bankiga Adduunku ku sheegay warbixintiisii u dambaysay ee sanadlaha ah […]
Finland oo dalkeeda ka ceyrisay diblomaasiyiin Ruush ah.
HELSINKI :- Dawladda Finland ayaa ka eryaysa dalkeeda sagaal dibloomaasi oo ka tirsan safaaradda Ruushka ee magaalada caasimadda ah ee Helsinki. Diblomaasiyiintan ayaa lagu eedeeyay inay ka shaqeynayeen howlo sirdoon safaaradda dhexdeeda sida uu sheegay xafiiska madaxweynaha Finland.
Prof. YAHYE AMIR “Markaad fiirisid Miisaaniyada dalka waxaad u maleesaa in lagu saleeyay 4.5…”
Prof Yahye Amir oo faah faahin ka bixinaya Miisaaniyadda dalka loogu talogalay iyo waxyabaha ka khaldan.
Maxaa ka jira in Maraykanku ka hiiliyay Farmaajo xilligii doorashada? –
Sanad ka hor, intii lagu guda jiray qabashada doorashada heer madaxweyne ee Soomaaliya, waxaa jiray muran xooganaa oo ka dhashay hannaanka loo qabanayo doorashada Soomaaliya, kaas oo mararka qaar isku badalayay gacan ka hadal dhexmara dhinacyadii is hayay. Go’aanka dawladda Maraykanka iyo halka ay ka istaagto go’aamadii ay qaadaneysay dawladdii madaxweyne Farmaajo ayaa ahaa mid […]