01 May, 2024
1 min read

Messi ma wuxuu aadi doonaa Barcelona oo Spain ah Al-Hilal oo Sacuudiga ah mase Inter Miami oo Mareykanka ah?

Halyeeyga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa ku biiray kooxda Maraykanka ka dhisan ee Inter Miami ka dib markii uu ka tagay kooxda heysata horyaalka Faransiiska ee Paris St-Germain. Weeraryahankii hore ee Barcelona ayaa diiday dalab qaali ah oo uga yimid kooxda Saudi Arabia ee Al-Hilal. Heshiiska Miami waxaa ka mid ah iskaashiga ka yimid […]

1 min read

Shir looga hadlayay arrimaha maaliyadda ee dalka oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho.

Waxaa maanta la soo gebagabeeyay shir muddo 2 maalmood ah magaalada Muqdisho uga socday wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa intii uu socday waxa lagu gorfeeyay arrimaha hannaanka maaliyadda dalka, dakhliga gudaha, arrimaha Deyn Cafinta iyo qeybsiga Deeqaha Maaliyadeed eeSoomaaliya adduunku […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Doolow.

Dowladda Soomaaliya war kasoo saartay weerar ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin magaalada Doolow ee gobolka Gedo. Warbixin lagusoo daabacay wakaaladda wararka ee SONNA ayaa lagu yiri “Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya ee aan ATMIS-ka ahayn, oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ka taageeraya ololaha ciribtirka argagixisada ayaa fashiliyay Khawaarijta Al Shabaab weerar ay […]

6 mins read

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excelleny Dr Hassan Sheikh Mohamud, welcomed the EAC summit’s approval of Somalia’s request to join the East African Economic Cooperation. 2- The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, congratulated the re-elected President of Turkey and attended the inauguration of President […]

6 mins read

Warbixinta Toddobaadlaha  ah iyo waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warbixinta Toddobaadlaha  ah waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey ansixinta warbixinta dalabka Soomaaliya ay ku dooneyso ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u hambalyeeya Madaxweyna Turkiga ee dib loo doortey, kana […]

1 min read

5-ta Dal ee ku mideysan taageerada Soomaaliya oo bayaan soo saaray

Wakiilo ka kala socda dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkiga, Maraykanka, Imaaraatdka iyo Ingiriiska, oo kulankoodii saddexaad uga qabsoomay magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa si wada jir ah bayaan u soo saaray. Kulanka oo isniintii dhacay ayaa sida bayaanka ku xusan looga hadlayey xaaladaha Amniga, Siyaasadda iyo biniaadannimo ee Soomaaliya. “Saaxiibadu waxay hoosta ka xariiqeen taageerada […]

1 min read

Gobolka Florida oo muhaajiriinta u tarxiilaya Gobol kale oo Maraykanka ah.

Waaxda Maareynta Degdegga ah ee Gobolka Florida (FDEM) ayaa qiratay door ay ku lahayd laba duulimaad oo maalmihii la soo dhaafay 36 muhaajiriin ah lagu geeyey magaalada Sacramento ee gobolka California. Duulimaadkii ugu horeeyay oo16 tahriibayaal ah wada ayaa magaaladaas gaaray todobaadkii hore, ka dibna diyaarad labaad ayaa Isniintii timid, taas oo ay la socdeen […]

1 min read

Axmed Madoobe oo maamul cusub u magacaabay Gobolka Gedo.

Dikreeto uu soo saaray madaxweynaha Maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayuu Gobolka Gedo wuxuu ugu magacaabay Maamul cusub. Cabdullaahi Cabdi Jaamaca ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, waxaana sidoo kale la socday magacaasibsta Guddoomiyaha; afar qof oo kala ah: Cusmaan Nuux Xaaji ( Macalimu) —G/Kuxigeenka Amniga & Siyaasada. Nasteex Cabdi Saalax —G/ Kuxigeenka […]