20 Sep, 2025
2 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Weli ma bilaabanin wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab..”.

Muqdisho: –Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan su’aalo lagu weydiiyay ku qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo uu uga hadlay qodobo dhowr ah oo la xiriiray waxa u qabsoomay dowladdiisa sannadkii lasoo dhaafay. Madaxweynaha ayaa su’aalo dhowr ah laga wediiyay arrimo ay ka mid ahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, deyn cafiska, dhammeystirka […]

1 min read

Maamulka Gobolka Banaadir oo mamnuucay noocyo kala duwan oo mukhadarada

Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in haatan wixii ka dambeeya laga mamnuucay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho isticmaalka shiishada iyo Taanbuuda, oo waayadii dambe aad ugu soo badanayay dhulalka Soomaalida. Arrintan ayaa ka dambeysay, kaddib markii maanta uu kulan dhexmaray qaar kamid ah milkiilayaasha makhaayadihii dhawaan la xiray, iyo madaxda maamulka. Maamulka gobolka Banaadir, ayaa […]

1 min read

Dukaan Dahab oo dharaar cad dhac looggu geystay dalka Faransiiska.

Booliiska ayaa baaraya, ka dib markii dukaan dahab ah oo heerkiisu sarreeyo oo ku yaalla magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska, lagu dhacay dharaar cad galabnimadii sabtida. Waxaa jira muuqaal muujinayaa xiligii uu falku dhacayay, iyo muuqaalka dadka la tuhunsan yahay, kuwaasoo kasoo baxaya dukaanka oo ku yaalla dhismaha Place Vendôme. Dukaanka Bulgari, ayaa waxaa […]

1 min read

Bandhiga Buugaagta, Fanka iyo Suugaanta iyo Dhaqanka Soomaaliyeed Gothenburg Sweden

BANDHIGGA BUUGAGGA Waxaa Maalinta Axadda oo  bisha may tahay Toddobada May saacada (KL 13:00 ) ka dhicidoona Blå Stället  Angered Centrum/Gothenburg Sweden Bandhig Buugag iyo Mid Faneed (Ciyaaro-Heeso) Galitaankuna wuxuu u furanyhay oo lagu soodhawayndoonaa dadweeynaha kunool magaalaad Göteborg. Jadwalkuna wuxuu u dhacayaa sida hoos kuxusan: Somaliska Kultur och Bokmässa 7 maj 2023  kl-13:00 Program […]

2 mins read

Erdogan: “Waxaan dilnay hoggaamiyihii Daacish” 

Ciidamada Turkiga ayaa gudaha Suuriya ku dilay ninka looga shakisan yahay inuu yahay hoggaamiyaha Daacish, sida uu ku dhawaaqay Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan. Abuu Xuseen Al-Qurayshi ayaa la sheegay in uu la wareegay kooxda kadib markii la dilay hogaamiyihii isaga ka horreeyay. Mr Erdogan ayaa u sheegay warbaahinta TRT Turk ee Turkiga in hogaamiyaha daacish […]

2 mins read

Booliska Jabuuti oo fuliyey howlgal lagu xiray 3,000 qof.

Jabuuti — Dowladda Jabuuti ayaa Axaddii ku dhowaaqday howlgallo ka dhan ah tahriibka, ayada oo taleefishinka dowladda uu weriyey in booliska ay xireen 3,000 oo qof oo la masaafurin doono. Wasiirka Arrimaha Gudaha Nuux Xasan ayaa sheegay in dalkan ku yaalla Geeska Afrika “ay buuxiyeen” qulqulka dad ka imanaya dalalka deriska ah, ayada oo 220,000 […]