17 May, 2024
1 min read

Diyaarad dagaal oo ku burburtay Sudan.

Wararka ka imaanaya dalka Suudaan ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo ay leeyihiin militariga ay ku burburtay deegaanka Omdurman oo ku dhow magaalada caasimadda ah ee Khartoum. Ma cadda in la bartilmaameedsaday ama in ay la kulantay cillad farsamo. Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya diyaaradda oo gubaneysa ka hor inta aysan dhulka ku […]

5 mins read

Maraykanka oo xayiraad dul dhigay ‘argagixiso, dad iyo shirkado ka ganacsada dhuxusha’ (Magacyada ragaas).

Waaxda lacagta dalka Maraykanka xafiiska u qaabilsan koontaroolka hantida shisheeye (OFAC) ayaa bartilmaameedsaday 26 qof iyo hay’ado, kuwaasoo la sheegay inay xiriir la leeyihiin Al Shabaab. Waxaa ka mid ah 15 ‘fududeeye iyo shaqaale, 4 Dhuxul dhoofiye oo ka tirsan Al Shabaab, iyo 7 shirkadood oo xiriir la leh’. Waxaa kaloo talaabadan lagu bartilmaameedsaday ”hogaamiye […]

1 min read

Doorashooyinka degmooyinka Puntland qaarkood oo la hakiyey.

GAROOWE:- Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa hakiyey doorashooyinka qaar ka mid ah deegaanada Puntland ee la filayey inay dhacaan berri oo Khamiis ah. War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in la hakiyey doorashooyinka degmooyinka kala ah; Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiraan. Guddiga ayaa sheegay inuu go’aankan qaatay markii uu arkay xaaladda amni iyo […]

5 mins read

Sidee ayay ganacsatada Soomaalida u saameysay koronto la’aanta baahsan ee Koofur Afrika? 

Koofur Afrika waxaa ku soo fool leh xilliyada qaboobaha iyadoo dalkaasna uu wajahayo koronto xumadii ugu ba’neyd abid – ilaa 16 saacadood maalintii ayay maqnaan kartaa. Dhibaatadan arrintan ayaa loo aaneynayaa maamul-xumo, musuqmaasuq iyo carqaladeyn. Xilli galab Khamiis ay ahayd, bishii November ee sanadkii hore, nin qandaraas lagu siiyay joogteynta korontada ayaa wuxuu gacantiisa geliyay […]

1 min read

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay Villa Somalia.

Muqdisho:- Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada oo maanta ka furmay xarunta Madaxtooyada dalka. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada, Shirkan ayaa looga arrinasanayaa xaaladda amniga dalka, gaar ahaan wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, dhameystirka dayn cafinta iyo dhaqangelinta heshiisyadii horey […]

1 min read

Farmaajo oo boogaadiyay doorashada golayaasha deegaanka Puntland.

MUQDISHO — Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ‘ayaa shacabka iyo maamulka Puntland ku ammaanay hirgelinta doorashada goleyaasha deegaanka’ sida uu ku sheegay bayaan uu soo saaray. “Hannaankan doorashada tooska ah inay ka hirgasho Puntland waxay tusaale u tahay sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu hamuum-qabaan inay hoggaankooda kusoo doortaan codkooda, arrinkaas oo aan […]

1 min read

Madaxii hawlgallada dibedda ee Al-Shabaab oo la dhaawacay.

Jilib:- Madaxii hawlgallada dibedda ee ururka al-Shabaab ayaa lagu dhaawacay duqayntii Sabtidii ka dhacday Jilib, sidaas waxaa sheegay dawladda Soomaaliya. Cusmaan Maxamed Cabdi, oo ku magacdheer Macallin Cusmaan ayaa lagu dhaawacay duqayntaas. Ilaa hadda ma cadda nooca dhaawaca soo gaaray. War-saxaafadeed kasoo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Cusmaan uu kooxda u qaabilsanaa arrimaha […]