19 Sep, 2025
1 min read

Booliska Soomaaliya oo kaashanaya Interpol oo South Sudan kasoo xiray askari dil ku eedeysan.

Booliska Soomaaliya oo kaashanaya kan Adduunka ee Interpol ayaa waddanka South Sudan kasoo qabtay Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ka tirsanaan booliska Soomaaliya, kaas oo ku eedeysan inuu dilay Xiddigle Cali Xasan Siyaad oo ay ka wada tirsanaayeen booliska. Eedeysane Zakariye ayaa xalay laga soo dejiyay garoonka diyaaraha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas […]

1 min read

In aad ogaato waa Muhim: Ogow wax aadan ogeyn..

1. Aan kala faa’iideysano. Ogow wax aadan ogeyn, Annagana noo sheeg wax aanan hore u ogeyn. 2. Maxaan Ardayda ugu sheegay Qabiilkeyga. 3. Magdhaw khasab ah oo la codsaday in laga Bixiyo, Ganiimaddii Wakhtigaa Rasuulkeena Moxamed CSW iyo Asaxaabtii ay ka soo qaadeen Gaaladii wakhtigaa nooleyd. 4. Qorshaha la rabo in Magaalooyinka Barakeysan ee Maka […]

1 min read

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid. Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa waxa warbixin looga dhageystay guddiga doorashada Galmudug oo ka warbixiyay halka ay u marayaan dadaallada ku aaddan doorashooyinka ee ay wadaan.

4 mins read

Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May.

Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa  waa  dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda ka dhigan ama keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo  ku yimaada dhanka ilbaxnimada, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada. Inkastoo dagaallo gumeysi diid ah ay dhaceen qarnigii 15-aad […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland oo ka shiray xal u helida arrinta Gobolka Gedo. 

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Doodishe. Kulankan  ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehliyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Golaha Wakiilada Jubaland ayaa lagaga hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa arrimaha […]

1 min read

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan oo la bililqeystay.

Bayaan ka soo baxay Taliska Ciiddanka Dowladda Sudan ayaa lagu sheegay in la bililqeystay Xarunta Safaaradda Somalia iyo Xarunta Ergada Hawlgalka QM ee  Nabad-Ilaalinta ee dalka Sudanta Koonfureed  ee (The United Nations Mission in the Republic of South Sudan) ee loo soo gaabiyo (UNMISS). Bayaanka waxaa lagu xusay inay Ciiddan ka tirsan kuwa Gurmadka Degdega […]