1 min read

In aad ogaato waa Muhim: Ogow wax aadan ogeyn..

1. Aan kala faa’iideysano. Ogow wax aadan ogeyn, Annagana noo sheeg wax aanan hore u ogeyn.

2. Maxaan Ardayda ugu sheegay Qabiilkeyga.

3. Magdhaw khasab ah oo la

codsaday in laga Bixiyo, Ganiimaddii Wakhtigaa Rasuulkeena Moxamed CSW iyo Asaxaabtii ay ka soo qaadeen Gaaladii wakhtigaa nooleyd.

4. Qorshaha la rabo in Magaalooyinka Barakeysan ee Maka iyo Madina ay ku galaan Gacanta Gaalada 20 Sano ka dib.

5. Khayraadka la boobayo ee Somaliya, Africa iyo Asiya.
6. Siyaasadda Maldahan ee Ganacsida iyo deymaha.

7. Intaas waxaa ku soo koobay. Casharkii “Global Resources & politics”. Khayraadka Caalamka iyo Siyaasadda ee 11/5/2013, aan la wadaagay Ardayda dhigato Jaamacadda Capital University-Mogadishu, Somalia.

FG: waxaan ka cudurdaaranayaa Kalmado aan u isticmaalay Luqadda English, Sababata oo ah Ardayda oo luuqadaa wax ku barato, khalamada Qaar oo Cilmi ahaan aanan aqoon Trjumidooda.
Wixii aan ka khaladay ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.

Guji Clip-ka hoose

Cashar Bixiye: Yahya Amir