29 Apr, 2024
1 min read

Madawyne Xasan Sheekh oo ka digay in la qaraabeysto ama laga soo daba ordo qof cunay hanti Qaran ama lagu tuhmayo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii Jimcaha maanta kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda ee la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo ilaalinta hantida dadweynaha. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in shacabka Soomaaliyeed ay toos Warbaahinta ugala socon doonaan dacwadaha dadka lagu eedeeyo xatooyada xoolaha Qaranka. “Qaraarkii shalay ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada waa mid ka turjumaya […]

1 min read

Alle ha u naxariistee fanaaniinta kala ah Saciid Khaliif Cali iyo Khadra Cumar Dhuule oo lagu aasay Muqdisho

Allaha u naxaristee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaanad Khadra Cumar Dhuule oo uu dhalay Allaha u naxariistee fannaankii weynaa ee Cumar Dhuule Cali. Fannanada ayaa la sheegay in dhowaanahan ay ku xanuunsaneysay magaalada Muqdisho halkaa oo ugu danbeyn ay ku geeriyootay. Allaha u naxariistee Khadra Cumar Dhuule oo isla maanta lagu aasay qabuuraha […]

1 min read

Dagaal Al-Shabaab iyo ciidamada K/Galbeed u dhaxeeya oo  ka dhacay degmada Xudur.

Wararka naga soo gaaraya degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal xooganaa oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii sida la sheegay Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada Koonfur Galbeed ee degmada Xudur, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal […]

1 min read

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM oo fadhi degdeg ah ka yeeshay xaalada Sudaan.

GENEVA – Golaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi degdeg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee dalka Sudan, iyaga oo meel mariyey qaraar lagu cambaaraynayo xaaladda xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee dalkaas laga geystay, wixii ka dambeeyey bishii October 25-keedii, sannadkii 2021, xilligaas oo milaterigu uu xukunka la wareegay iyo dagaaladii dhacay wixii ka dambeeyey […]

1 min read

Musharax ka tirsan mucaaradka Turkiga oo ka hadhay tartanka doorashada.

Mid ka mida musharaxiinta madaxtinimada Turkiga ayaa Khamiistii ku dhawaaqay inuu ka hadhay tartanka doorashada, iyada oo loo badinayo in tallaabadani ay si weyn u xoojiyo musharaxa mucaaradka ee la tartamaya madaxweyne Erdogan. Muharrem Ince, oo ah hoggaamiyaha xisbiga bidix-dhexe ee loo yaqaano Homeland Party, ayaa ka mid ah, afar musharax oo u tartamayey doorashada […]