17 May, 2024
1 min read

Madaxweynaha Eritrea oo sheegay inuu doonayo dhex dhexaadinta dhinacyada ku dagaalamaya Sudan.

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa sheegay in urur goboleedka Bariga Afrika ee IGAD ay tahay in mudnaanta koowaad la siiyo, marka laga hadlayo sidii xal loogga gaari lahaa qalalaasaha ka taagan dalka Suudaan. Waxa uu sheegay in iyadoo xaaladda Suudaan ay tahay arrin walaac leh heer gobol iyo heer caalamiba, oo laga yaabo in dalal […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxa Hay’adda WFP oo ka wadahadlay cunna yarida Soomaaliya..

Muqdisho — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay madaxa hay’adda cunnada Adduunka ee WFP, Cindy McCain oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho, waxayna ka wadahadleen horumarinta cunnada Soomaaliya. Sida ay qortay warbaahinta dawladdu, Madaxweyne Xasan iyo McCain ‘ayaa ka wadahadlay horumarinta barnaamijyada cunnada Soomaaliya, taageerada hay’adda cunnada adduunka iyo wax ka qabashada caqabadaha […]

1 min read

Madfac la sheegay in ciidamada ATMIS ay ku dhifteen beer ku taalla Janaale oo geystay khasaare.

Warrarka ka imaanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ugu yaraan hal qof oo rayida uu dhintay, shan kalena ay dhaawacmeen kaddib markii uu madfac ku dhacay beer ay ka rarayeen moos oo ku taala duleedka deegaanka Janaale ee gobolka Shabeeladda Hoose. Dad goobjoogayaal ahaa ayaa BBC-da u sheegay in saddexdii habeenimo uu madfac ku habsaday […]

1 min read

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xalay dilay dagaal yahano katirsan Al-Shabaab.

Miltariga Soomaaliya, ayaa sheegay in 67 ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay weerar xalay saqdii dhexe ka dhacay, deegaanka Ceel Qoox oo Koonfur kaga beegan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Taliyaha ciidamada dhulka ee milatariga Soomaaliya, Janaraal Maxamed Tahliil Biixi, ayaa BBC-da u sheegay inay hayeen xogta rag ka tirsan Al-Shabaab, oo hub iyo qaraxyo kala […]