17 May, 2024
1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan inay dagaalka joojiyaan.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana […]

1 min read

Cidamada Xoogga Dalka oo ku dhawaad 10 khawaarijta ka tirsan ku dilay Janaale

Ciidanka xoogga dalka ayaa duleedka magaalada Janaale ee gobolka Shabeellada Hoose ku laayey koox Khawaarij ah oo dooneysay inay jidka u galaan kolonyo ka tirsan ciidanka ATMIS. Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay inay halkaas ku dileen ugu yaraan 10 dhagarqabe, kuwaas oo meydadkooda ay warbaahinta u soo bandhigeen. Warbaahinta dowladda ayaa […]

1 min read

Ciyaaryahan reer Tunisia ah oo dab is-qabadsiiyay.

Ciyaaryahanka kubadda cagta ee reer Tunisia Nizar Issaoui ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray dab uu is qabadsiiyay . Waxaa uu ka cabanayay isaga iyo dibadbaxayaal kale “cadaalad darada booliiska”, sida ay sheegeen qoyskiisa. Muuqaal la soo dhigay internet-ka ayaa la arkayay isaga oo ku qeylinaya in lagu eedeeyay argagixisanimo ka dib markii ay […]

1 min read

Somaliya oo Siyaasiyan laysla qaatay in Cunaqabataynta Hubka laga qaado.

Mar kale Muqdisho,waxaa ka dhacay Shir looga xaajoonayay ka qaadista cunaqabataynta Hubka Somaliya. Shirkaas Khamiistii,ayuu qabsoomay,waxaana kasoo qaybgalay qaybaha oo idil. Si buuxda,ayaa layskula qaatay Siyaasiyan in la qaado cunaqabataynta,waxaase harsan farsamo ahaan in la dhamaystiro. Arimaha farsamo ahaan in laysyla fahmo ay tahay,waxaa ka mid ah… 1.In Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah […]

1 min read

Ganacsade caan ah oo xalay lagu dilay gudaha magaalada Laascaanood.

Wararka  ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Magaaladaas Nin ganacsade ahaa . Wararkaa ayaa sheegaya in ganacsadaha la dilay lagu magacaabi jiray Jaamac Cilmi Kadiye oo loo yaqaano (Jaamac Qaxoonti) kana mid ahaa ganacsatada waaweyn ee magaalada Laascaanood oo lagu dilay isla magaaladaasi. Dhanka kale dilka xalay […]