01 May, 2024
1 min read

Xoghayaha Guud ee QM oo booqday Xeryaha barakacayaasha Baydhabo+Sawirro

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa booqday Xeryaha dadka soo Barakacay ee magaalada Baydhabo. Safar gaaban oo uu Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ku tegay magaalada Baydhabo  ayaa u jeedka Socdaalkiisa aya la xiriirtay u kuurgeliddda xaaladaha Beni’aadannimo ee ka […]

1 min read

António Guterres “Dadka Soomaaliyeed waxay yihiin dhibanayaasha ugu badan ee ku waxyeeloobay isbadelka cimilada..”

Madaxa Qaramada Midoobay António Guterres ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin dhibanayaasha ugu badan ee ku waxyeeloobay isbadelka cimilada inkastoo aysan waxba ka geysan. “In kasta oo Soomaaliya aysan wax Qatar weyn ah ka geysan isbeddelka cimilada, Soomaalidu waxay ka mid yihiin dhibanayaasha ugu badan” ayuu yiri Mr Guterres ayaa ku baaqay taageero ballaaran […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somalia ku qaabilay xoghayaha guud ee QM.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa maanta booqasho ku tegey magaalada Muqdishu, ee caasimadda Soomaaliya. Xoghayaha Guud waxaa garoonka Aden Adde International Airport kusoo dhoweeyey Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruuse iyo Ku-Simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Anita Kiki Gbeho. Guterres ayaa markiiba loo galbiyey madaxtooyada […]

1 min read

Hindiya oo loogu baaqay in ay maxkamad soo taagto Dalai Lama kadib falkii uu ku sameeyay wiil yar.

Xisbiga mucaaradka Koonfur Afrika ee loo yaqaan Economic Freedom Fighters (EFF) ayaa ugu baaqay booliska Hindiya in ay soo qabtaan oo ay dacwad ku soo oogaan Dalai Lama oo lagu eedeeyay xad-gudubyo carruureed ka dib markii muuqaal aan munaasib ahayn oo lagu shaaciyay baraha bulshada. Muuqaalkan, hogaamiyaha ruuxiga ah ee Tibetan oo 87 jir ah […]

1 min read

Gian franco Zola oo fikirkiisa ka dhiibtey laacibkii kubbad fiican Mbappe & Haaland (Kee ku biiri kara Real Madrid)

Laacibkii hore ee Gianfranco Zola ayaa fikirkiisa ka dhiibtay laacibkii kan kale uga sii habboon marka la eego ku biirista Real Madrid. Laacibiinta laga hadlayaa waa  Kylian Mbappe, oo PSG ah, iyo laacibka qannaaska ah ee Manchester City ee Erling Haaland, Zola waxa uu yiri: “Waxa aan u malaynayaa in Mbappé uu ku fiicnaan karo inuu ka ciyaaro horyaalka […]

1 min read

Maamulka Hir-Shabeelle oo ka shiray Amniga iyo fatahaadaha.

Kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas Mahad Xasan Cismaan ayaa kulan laqaatay Maamulka Gobalka Shabellada Dhexe kan degmada Jowhar Xubno katursan labada gole ee Hirshabelle iyo Saraakiil katirsan  ciidamaada Hirshabelle. Kusimaha Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan Amniga iyo Fatahaadaha ka dhageystay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo maalmahan […]

1 min read

Xoghayaha Guud ee QM iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo soo gaaray Muqdisho.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana Garoona diyaaradaha Aadan-Cadde ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madax kale. Antonio Guterres ayaa la filayaa in inta uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho uu kulamo kala duwan la qaato madaxda ugu sareeysa dalka, isaga oo […]