April 11, 2023
1 min read
Dokumentiyo sir ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka oo la dusiyey.
Washington:- Dowladda Mareykanka ayaa qiimeyneysa sida dokumentiyo sir xasaasi ah oo la dusiyey ay u saameyn karaan amniga qaranka, waxaa sidaas Axaddii sheegay Pentagon-ka. Dokumentiyada la dusiyey — oo ay baareyso Waaxda Cadaaladda — ayaa u muuqda inay ku jiraan qiimeyn iyo warbixino sirdoon oo qarsoodi ah, oo aan taabaneyn kaliya Ukraine iyo Ruushka, balse […]