27 Jul, 2024
1 min read

Faransiiska oo u soo jeediyey Yurub inay yareeyaan ku tiirsanaanta Maraykanka.

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay Axaddii in Midawga Yurub aanu xiisaynayn inuu dab ku sii shido xiisadda Taiwan, ayna tahay inay qaataan Istaraatejiyad cusub oo ka madaxbanaan Washington iyo Beijing labadaba. Macron ayaa ka soo laabtay safar saddex maalmood qaatay oo uu ku tegey dalka Shiinaha, halkaas oo uu si diiran ugu soo […]

1 min read

Hoobiyaal ku soo dhacay guriga Wasiirka Batroolka oo ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo Caawa kusoo dhacay Xaafado katirsan degmada Wartanabadda iyo Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya. Hoobiyeyaasha oo jugtooda laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa qaar kamid ah waxaa ay ku dhaceen Guriga uu gudaha Madaxtooyada ka degan yahay Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq […]

5 mins read

Hablaha Tataaristaan iyo taariikhda dalkaas.

Beryahaan waxaan Baraha Bulshada ku arkayay, “Vedio Clip” ka hadlayo Hablaha Taraaristaan oo guur doon ah. Labo Dhalinyaro ah ayaa i soo weeydiiyay maxaa ka jiro? Clip-kan ma cadeeyn karo saxnimadiisa waxaase is leeyahay waa suuragal. Wixii aan ku soo arkay Taraaristaan. Horta Taraaristaan waxa ey ka tirsaneyd Midawgii Sufyeeti ee Burburay, in kasta oo […]

1 min read

Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo soo food saartay cabsi hor leh.

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa waxaa soo food saartay cabsi hor leh oo laga qabo in ay dib ugu dhacaan halbeegyada ay beesha caalamku dib u cusboonaysiisay joogitaankooda Soomaaliya. Todobaadkan, Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu kaalin weyn ka qaatay weerarrada ka dhanka ah Al-Shabaab, haddana […]