17 May, 2024
1 min read

Sheekh caan ah oo Nageria u dhashay oo sheegay in uusan u baahneyn caawinta nabiga” (NNKH).

Guddiga Garsoorka ee gobolka Bauchi ee waqooyiga Nigeria ayaa qabanqaabinaya dood cilmiyeed loo qabanayo qaar ka mid ah culumada iyo Sheekh lagu magacaabo Idiris Cabdulcaziz Dutsen Tanshi taasi oo ku saabsan hadalo uu dhawaan ka sheegay Nebi Muxamed (NNKH). Warqad ay guddiga u direen culumada ka soo jeeda gobolka Bauchi, ayaa lagu sheegay in dood […]

1 min read

DFS oo sheegtay inay burburisay Saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanno hoostaga G,Hiiraan.. 

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya Dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Degmada Buulo burte ee Gobolka Hiiraan DG Hir-Shabeelle. Deegaannada kala ah Dhagaxyaale, Kiligubadle, Xarar & Boocaaale ayay Ciidamadu ka sameeyeen howlgallo ay ku burburiyeen Saldhigyo ‘AS’ ay ka sameysteen deegaannadaas sida uu sheegay maamulka Degmada Buulo Burte. […]

1 min read

Ciidamadda Dawlada iyo kuwa degaanka oo Hawlgallo ka bilaabay galbeedka degmada Buulaburte.

Ciidamadda  dawlada Soomaaliyaa iyo kuwa deegaanka ayaa maanta hawlgallo a dhan ah Alshabaab  ka wada degaano dhaca galbeedka  degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan. Hawlgalladan  ay ciidanka dawladaa soomaaliya iyo kuwa degaanka ay ka sameynayaan  degmadaa Buulo burte ee gobolka hiiraan ayaa waxaa ku weliyaha Guddoomiyaha degmada Buuloburde Xasan Maxamed Cabdi, Xildhibaan Cabdiladiif Maxamuud iyo Korneyl […]

1 min read

Hindiya oo malaayiin dollar ah ugu deeqday Hawlgalka Ciidanka ATMIS ee Soomaaliya.

Dowladda Hindiya ayaa ugu deeqday 2 milyan oo dollar Sanduuqa Qaramada Midoobay si ay ugu  taageerto Hawlgalka ciidanka midowga Afrika ee Soomaaliya Soomaaliya ee (ATMIS). Dawlada Hindiya ayaa hore ,4 milyan oo dollar ugu deeqday howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Dowladda Hindiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay nabad iyo xasillooni ka dhalata Soomaaliya […]

1 min read

Jilaaga Shah Rukh Khan oo mar kale caannimadiisa ay sare u kacday

Jilaaga caanka ah ee Shah Rukh Khan ayaa kaalinta 1-aad ka galay codbixinta 100-ka qof ee ugu saameynta badan majaladda Time. Codbixintan, waxa uu kaga adkaaday shakhsiyaadka ay ka midka yihiin Lionel Messi, Amiirka Britain ee amiir Harry iyo Princess Meghan Markle, Michelle Yeoh iyo madaxa shirkadda Meta Mark Zuckerberg. Wargeyska Time ayaa sahankan ka […]

1 min read

Madaxweynaha oo la dar daarmay ciidamo loo xil saaray sugidda amniga magaalada Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee shalay kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taalla inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo dhawaan tababar ku soo qaatay dalka Yugaandha. Ciidaman oo ah Millatariga sida Booliska u tababaran […]