20 Sep, 2025
3 mins read

Maxaa Haweenka Somalida u diiday Madaxnimo?

Haweenkii hore. A. Sumiyah Bintu khabat. Waxa ey aheyd Qofkii ugu Horeyay ee ahaa Muslim Shahiid ah ee Dhiigiisa Dhulka lagu daadiyay. B. Khadija Bintu khuweylid RC. Qofkii ugu horeyay ee Islaamay. C. Hajira. Qofkii ugu horeyay ee Kacbada Degay. D. Maryam Bintu Cimaraan. Haweeneyda kaliya ee Magaceeda Qur’aanka lagu sheegay. E. Shajara Al dura. […]

1 min read

Maj Gen Muteti “Isbadal nabadeed ayaa ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho

Taliye ku xigeenka Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya u qaabilsan dhinaca Taageerada iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Kimani Muteti ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka jirto isbedel nabadeed, waxaana uu bogaadiyay Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah ATMISka nabadeynta Soomaaliya. gaar ahaan magaalada Muqdisho tan iyo markii la howlgaliyay 2007-dii. Maj Gen Muteti ayaa hadalkan […]

1 min read

Somalia Is Undergoing A Peaceful Transition: Kenyan General Peter Kimani Muteti.

The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Deputy Force Commander in charge of Support and Logistics, Major General Peter Kimani Muteti has said that Somalia is experiencing a peaceful transition and commended Uganda Peoples Defence Forces (UPDF) serving under ATMIS for pacifying Somalia, especially Mogadishu city since deployment in 2007. Maj Gen Muteti made […]

1 min read

Dowladda Maraykanka oo Safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u magcaabay Richard H. Riley inuu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay aqalka cad. Safiirka cusub ee Soomaaliya loo magcaabay ayaa haatan xil sare ka haya wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka, gaar ahaan safaaradda Maraykanka ee Canada. Richard H. […]

2 mins read

Gabdho Soomaali ah oo lagu xiray dalka Norway.

Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Norway ee PST ayaa shaacisay in la xiray labo gabdhood oo walaalo ah Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay dalka Suuriya, iyaga iyo carruurtooda. Maamulka Norway ayaa gabdhaha walaalaha ah ku soo oogay dacwad ah in ay ka tirsan yihiin ururka Daacish ee ISIS, waxaana ay sheegeen in […]

1 min read

Al-Shabaab oo ka hadashay weeraro ay saakay ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladdu leeyihiin.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in weeraro ay saaka aroortii hore ku qaadday saldhigyo ciidamada dowladda ku leeyihiin gobollada Hiiraan iyo Jubbada hoose ee dalka Soomaaliya isla markaana ay ku dileen 32 askari, sida ay baahisay warbaahinta taabacsan kooxdaasi. Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkan ayaa sheegtay in tuulada Baardheere ee dhacda duleedka Beledweyne lagu dilay 15 […]

1 min read

Tababarihii xulka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya oo is-casilay.

Riyad — Tababarihii xulka qaranka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya Herve Renard ayaa iska casilay xilka tababaranimo, sida uu shaaciyay Xiriirka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya ee (SAFF). Xiriirka ayaa oggolaaday inuu joojiyo qandaraaska Renard, kadib codsi isaga ka yimid, sida lagu sheegay qoraal lasoo dhigay barta rasmiga ah ee Twitter-ka ee xiriirka Sacuudiga. “Waxaa la gaaray heshiis […]