26 Sep, 2025
1 min read

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya oo beertiisa la weeraray.

Boqolaal qof ayaa xoog ku galay beerta madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta oo ku taalla duleedka magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Warrarka ayaa sheegaya inay dadkaasi jareen geedihii ku yaallay beerta iyaga oo adeegsanayay miinshaar waxayna sidoo kale dhaceen xoolihii daaqayay beerta, ugu damayntiina waxay dab qabadsiiyeen beertii. Ilaa hadda lama oga sababta […]

1 min read

Ganacsade Nuucee ah ayaad tahay?

Waxa uu igu yiri: waxaan ka mid ahay Ganacsatada waaweyn ee Dalka. Waxaan Magaalada soo galay 10 Sano ka hor. Hantideeydu waa hal Billion oo Dollar. Waxa aan ogaaday in uuna kala Aqoon Billion iyo Million. Hantidiisu dhab ahaan waa Toban Million. Waxa aan weeydiiyay Maxaad ka Ganacsataa? Waxa uu igu yiri: Sucuudiga ayaan Xoolo […]

1 min read

Caro ka dhalatay gabadh 18 sano jir ah oo nolosha lagu gubay.

Caro ka dhalatay geerida gabadh 18 sano jir ah oo uu gubay nin xirrir kala dhexeeyay ayaa aad looga dareemay gudaha dalka Peru. Katherine Gómez ayaa go’aansatay inay soo afjarto xirrirkooda balse ninkan oo go’aankeeda ka falceliyay ayaa gabadha ku gubay barxad ay dadka isugu yimaadeen. Kadib lix maalmood oo ay isbitaalka ku jirtay, Jimcihii […]

1 min read

Odayaal dhaqameed iyo waxgarad ka tagay Muqdisho oo gaaray Laascaanood.

Warrarka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in odayaal dhaqameed ka socda koonfurta Soomaaliya ay gaareen Laascaanood, halkaas oo ay u tageen dadaallo ku aadan sidii ay xal loogu heli lahaa dagaalka u dhexeeyay ciidamada deegaanka Laas Caanood iyo ciidamada Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhaawaqday madaxbanaanida ee Somaliland ee halkaas muddada ka socday. […]

1 min read

Maamulka G/Banaadir iyo Saraakiisha Amniga oo shir ka yeeshay dhibaatada ciyaal weerada.

Maamulka G/Banaadir & laamaha Amniga oo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Maamulka Degmada Kaaraan iyo Saraakiisha Laamaha Amniga ayaa Afur wadareed la qaatay Odayaasha, Culumada iyo Macalimiinta Waaxda Jamhuuriya ee […]