17 May, 2024
1 min read

Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo sheegay inay xiriirka u jareen wasaaradda Diinta.

Qaar kamid ah culumida dariiqooyinka suufiyada ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ee Soomaaliya ayaa sheegay inay wadashaqayntii kala laabteen Wasaaradda Diinta ee dawladda federaalka, iyagoo ku eedeeyay inaanay si saxa u maarayn tartanka shirkadduhu u galayaan maamulka xujeyda Soomaaliya ee sanadkan. Wasaaradda Diinta ayaa sheegtay in shirkaddaha ka soo gudbay wareegga koowaad ay maanta bilaabeen in lala […]

3 mins read

Faa’iidooyinka qaraha uu u leeyahay qofka sooman.

Ramadhaanku waa bil barakeysan oo ay Muslimiinta sanad walba soomaan 29-30 maalmood oo xiriir ah. Muddadaasi ay Muslimiintu sooman yihiin iney qofku tabarta u diiddo maahane waxaa si joogta miiska afurka laga waayin qaraha oo ah miro ku wanaagsan bi’inta oonka. Muslimiinta istcmaalka qaraha xilliga Ramadhaanka waa mid ay caadeysteen balse waxay sida oo kale […]

1 min read

Abiy Axmed oo mas’uul ka tirsanTPLF u magacaabay madaxweynaha gobolka Tigray.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Getachew Reda oo ah mas’uul sare oo ka tirsan TPLF u magacaabay madaxweynaha cusub ee maamulka kumeel gaarka ah ee gobolka Tigray. TPLF oo muddo laba sano ah dagaal kula jirtay dowladda Itoobiya ayaa toddobaadkii lasoo dhaafay Getachew Reda usoo xushay in uu noqdo madaxweynaha gobolka. Tobonaan kun oo […]

1 min read

Howlgal ka dhacay Jubaland oo lagu dilay 23 Al-Shabaab ah .

Kismayo — Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Danab ee xoogga dalka iyo kuwa Nabad-sugidda Jubaland oo ka dhacay gobolka Jubada Hoose ayaa lagu dilay 23 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida qortay warbaahinta dowladda federaalka Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa sheegay in howlgalkan uu ka dhacay deegaanno ay ka mid yihiin Biibi, Maalka-dhaqajo, […]

1 min read

Midowga Afrika oo $90 milyan u raadinaya ciidamada ATMIS.

UNITED NATIONS — Midowga Afrika ayaa Arbacadii dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talagalay ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, kuwaas oo taageero siiya ciidamadooda milateriga ee dagaalka kula jira Al-Shabaab. Danjire Bankul Adewe oo ah Guddoomiyaha Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa laba wariye u sheegay in […]

1 min read

Soomaaliya oo dhamaystirtay sharuudaha looga qaadayo cunu qabateynta hubka.

La Taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xuseen Macalin ayaa soo xiray shirka sannadlaha ah ee maareynta hubka iyo rasaasta oo la iskula meel dhigay habraacyada loo marayo qaadista Cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya. Lataliyaha oo xiritaanka shirka khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in dhinacyadu isla qaateen dardar galinta qorsheyaal muddeysan iyo habraacyo loo marayo […]

1 min read

RW Xamsa oo Koobka guddoonsiiyay deegaanka Gubadleey oo ku guuleystay Koobka Degmooyinka & Deegaannada G/ Banaadir.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyey Xulka deegaanka Gubadleey oo ku guuleystay Koobka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir oo ka socday Caasimadda Muqdisho, isagoona guddoonsiiyey Koobka tartanka. Ra’iisul Wasaaraha oo bogaadiyey Xulka Degmada Warta-Nabadda oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta ah, ayaa tilmaamay in ciyaartoyda, Macallimiinta iyo Maamulka Kubadda Cagta […]

10 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Shabaabka Dalka marka aan ka xorreyno ka bacdi maxaa sameyneynaa..”

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad ka jeediyay Munaasabad lagu soo bandhigay Waxqabadka Xukuumadda ‘Dan-Qaran’ ee Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay howlaha ay qabatay Xukuumaddu, shaqooyinka horyaalla & Xaaladda guud ee Dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dul istaagay dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha, Shaqo abuurka Dhalinyarada, Maalgashiga, wadashaqeynta Dowladda Federaalka & Dowlad-Goboleedyada […]