29 Apr, 2024
1 min read

Dhalinyaro ku xirnaa xabsiyada Liibiya oo maanta Muqdisho soo gaaray.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta dalka dib loogu soo celiyay 11 dhalinyaro soomalai ah oo ku xidhnaa xabsiyada dalka Liibiya. Dhalinyaradan ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde ee magalada Muqdisho. Xafiiska ergayga gaarka ah ee muhaajiriinta iyo wasaaradda arrimaha dibedda oo kaashanaya hey’adda socdaalka ee IOM ayaa ku guuleystay in […]

1 min read

Nabadoon Xuseen Daamey oo habeenkii 4aad si sharci-daro ah ugu xiran xabsi ku yaal Jowhar.

Nabadoon Xuseen Daamey waxa uu habeenkii 4aad si sharci-daro iyo ku tumasho xaquuqda Aadanaha xabsi ku yaala Johwar ugu jiraa Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Guddoomiye Axmed Faal lacag isbaaro ah oo wiilkiisa ay ku sheeganayaan inuu ka dhaca awgeed. Wiilka Nabad-doonka wuxuu lacag ururiye uga ahaa labadan Mas’uul Isbaarada gaadiidka lacagta looga qaado ee Ceel-Cade […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Uganda oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqalka madaxtooyada Uganda kulan kula yeeshay, madaxweynaha dalkaas Yoweri Museveni. Wada hadallada ayaa diiradda lagu saaray dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto Alshabaab iyo shirka dalalka ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ee dhowaan ka qabsoomi doona magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweyne Museveni, ayaa dhankiisa ballan qaaday […]

2 mins read

Banaanbaxyo rabshado wata oo ka socda Nairobi.

Nairobi — Booliska rabshadaha ka hortaga ee dalka Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibad-baxayaal ka qeyb-galaya mudaharaad ay ku baaqeen mucaaradka oo ka socda caasimadda Nairobi. Dibad-baxyda ayaa waxaa dhigaya taageerayaasha Isbahaysiga Azimio, kuwaasi oo ka cabanaya sicir-bararka nolasha Kenya oo aad u kacsan iyo sidoo kale dowladda madaxweyne William Ruto oo […]

3 mins read

AMIIRAD OLGA: Intii dumar caashaq haleelay middii ugu xaasidsanayd inta taariikhda la xusuusto (Bal eeg dhagarteeda).

Dumar Caashaq hayo oo Aargoosta tii ugu Arxanka darnayd. Aargoosigii ugu xaasidsanaa taariikhda inta la xuso, waa aargoosigii Olga (Revenge of Olga). Waxa shirqool lagu dilay dhaxal-sugihii Kiev (caasimadda dalka Ukraine), prince Igor Rurikovich, sanadkii 945kii, waxana dilay qabiil ku noolaa bariga Yurub oo la oran jiray Drevlians. Qaabkii ay u dileen baa ahaa; inta […]

1 min read

Wakiilada Beesha Caalamka iyo Saciid Deni oo kulan xasaasi ah yeelanaya maanta.

Waxaa lagu wadaa in Maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu ka qabsoomo Shir u dhexeeya xukuumadda Puntland iyoqaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in shirka uu sigaar ah u dhexmari doono Madaxweyne Siciid Deni oo ay weheliyaan wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Puntland, […]