29 Apr, 2024
1 min read

Dowladda Mareykanka oo dalkeeda ka mamnuucaysa isticmaalka Aaladda TikTok-ka.

Dowladda Mareykanka, ayaa sheegtay inay taageersan tahay sharciga u saamaxaya madaxweyne Biden,mamnuucista isticmaalka TikTok ee Shiinaha. Sidoo kale, tignoolajiyada kale ee shisheeyuhu leeyihiin, ayaa khatar ku noqon kara amniga qaranka, sida ay sheegtay dowladda Mareykanka. Kaaliyaha gaarka ah ee Aqalka Cad ee dhanka ammaanka, Jake Sullivan, ayaa sheegay in qaraarkan uu u ogolaanayo dowladda Mareykanka, […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay saddex sharci oo baarlamanka uu ansixiyay.

Muqdisho — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay saddex sharci oo dhowaan ay meel-mariyeen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya. Saddexda sharci ee madaxweynuhu saxiixay ayaa kala ah; Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga Korontada Qaranka.Madaxtooyada ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in madaxweynaha uu sharciyadan saxiixay, isaga […]

1 min read

Barlamaanka Soomaaliya oo si buuxda u ansixiyay Sharciga la Dagaalanka Argagixisada.

Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ansixiyay Sharciga La Dagaalanka Argagixisada oo tan iyo dawladdii madaxweyne Cabdillaahi Yuusuf xiliyo kala duwan la horkeenay Barlamaanka Soomaaliya, balse lagu guuldaraystay in la meel mariyo. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamad Nuur Madoobe oo gudoomiyanay shirkii maanta ayaa sheegay in 133 xildhibaan ay gacan […]

1 min read

RW Xamsa oo shaqo joojin ku sameeyay Guddiga Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddiga maamulka Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliyeed (HDRS), ka gadaal marlii lagu eedeeyay wada shaqeyn la’aan Holwadeenada Guddiga Maamulka iyo Madaxa Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Warqadda sumaddeydu tahay XFR/0115 oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuuadda March 5, 2023-ka ayaa lagu shaaciyay in […]

1 min read

Warbixin: Ruushka oo kor u qaaday galaangalkiisa Afrika, si uu taageero uga helo.

LANTYRE, MALAWI – Danjiraha Ruushka u fadhiya dalka Malawi ayaa sheegay inuu rajaynayo in hoggaamiyayaasha Afrika ay ku baaqaan in la soo afjaro cunaqabataynada caalamiga ah ee ka dhanka ah Ruushka, xilli la filayo inuu qabsoomo shirka u dhexeeya Afrika iyo Ruushka. Nikolai Krazilnikov ayaa faalladan bixiyey xilli uu Ruushku ugu deeqay dalka Malawi illaa […]