23 Apr, 2024
1 min read

Golaha Wasiirada DF oo qaaday tallaabo wax looga qabanayo dilalka wadayaasha Mooto Bajaajta.

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay qaadeyso tallaabooyin wax looga qabanayo dilalka dhallinayarada wada Mooto Bajaajta ee magaalada Muqdisho. Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa magaalada caasimadda ah lagu dilay dhallinyaro dhowr ah, ayada oo dilalkaas badankood lagu eedeeyey ciidamada dowladda ee ku sugan baraha kontorool ee magaalada. “Dowladda Soomaaliya waxay qaadeysa tallaabooyin xooggan oo wax […]

1 min read

Wasiir Muqtaar Roobow “Kursiga HOP86 markii aan maqlo waan nixi jiray”+VIDEO

Muqdisho – Wasiir Mukhtaar Roobow, Wasiirka Diinta & Awqaafta DF Somalia ayaa sheegay inuu mar ka cabsan jirey xitaa sheegga kursiga HOP86 oo ay muddo doodi ka taagan tahay. Roobow ayaa ka hadlayey xaflad la sheegay in lagu soo dhoweeynay isla kursigan leh sumadda HOP86. Halkan hoose ka DAAWO…. https://m.facebook.com/dalsantv/videos/891818588767068/?paipv=0&eav=AfYtcbqZqFQlMj5TLlq_uC6OaUOa8BzzivtGsL0D9SbRtOh4g4Zm6E2_S29wnFwCbeg