27 Jul, 2024
1 min read

Laba Shaah kee macaan?

1.Eedadeey Meeymuun AUN, markaan Gurigeeda Tuulada ugu tago Galabtii waxay i siin jirtay Shaah, waxayna iigu Cadeyn jirtay Caano ay markaa ka soo listay Dhowr Ceesaamo oo irmaan oo u joogtay. Jalamad duq ah iyo Xaabo kala nuuc ah ayeey ku kari jirtay. ( F.S:1aad). 2. Eedadeey Caasho Markaan ugu tago Gurigeeda Magaalada Muqdisho, waxay […]

1 min read

Waa kuma ninka loo doortay kursiga HOP 086 ee Agaasimahii hore ee NISA Fahad Yaasiin?

Muqdisho — Dr Maxamed Sheikh Axmed ayaa ku guuleystay kursiga HOP086 ee Golaha Shacabka, kadib doorasho goor dhaweyd ka dhacday magaalada Muqdisho, markii uu tanaasulay musharrax Cabdirisaaq Bukhaari Axmed. 8 Ergada doorashada oo ka koobneyd 98 ayaa si gacan taag ah u doortay Dr. Maxamed Sheekh Axmed, kadib tanaasulaadda musharraxii la tartamayay. Kursigan ayaa ka mid […]

1 min read

Hadal haynta 2 dhallinyaro ah oo dad badan ka badbaadiyey weerarkii Xarunta Gobolka oo haatan si aad ah loo hadal hayo.(Mid la sheegay inuu dhintay)

Waxaa beri dhowayd weerar kedo ah ay kooxda Al Shabaab ku qaadeen Xarunta Gobolka Banaadir ee ex Ufficcio Governo ee ku taalla Degmada Xamarwayne. Waxaa haatan arrintaa mar kale soo qaatay Md Cabdullaahi Goodax Barre oo ah siyaasi ruug caddaa ah, kaasoo xusay laba wiil oo uu sheegay inay door ka qaateen badbaadinta dadkii rayidka ahaa ee […]

1 min read

Soomaaliya oo codkeeda ka dhiibatay qaraar ku aaddan in Ruushka uu ka baxo Ukraine.

Soomaaliya ayaa codkeeda ka dhiibatay afti laga qaaday dalalka xubnaha ka ah Golaha Qaramada Midoobay oo u codeynayay in Ruushka uu ciidamadiisa kala baxo Ukraine iyo in kale. Si loo ansixiyo qaraarkan waxay dalalku ku kala codeynayeen “Haa” iyo “Maya” halka kuwo kalena ay ka aamuseen. Soomaaliya ayaa ku biirtay 30 dal oo ka tirsan […]

1 min read

Turkiga oo weerar ku dilay maskaxdii ka dambaysay weerarkii Istanbul.

Ankara – Ciidamada dalka Turkiga ayaa hawlgal qorshaysan ka sameeyey woqooyiga dalka Syria, waxayna dileen nin lagu eedaynayey inuu ka dambeeyey qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay magaalada Istanbul, sida ay baahisay warbaahinta Turkigu. Wakaaladda wararka ee Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in hawlgal qorshaysan oo ay Arbacadii fuliyeen ciidamada sirdoonka ee Turkigu inay dileen […]