Skip to content
15 Jul, 2025
Somaliweyn

Somaliweyn

News, Sports & Intertainment

site mode button
Subscribe
  • Wararka
  • Sports
  • News English
  • Home
  • 2023
  • February
  • 25
  • Wararkii ugu dambeeyay Dagaal xooggan oo ka socda magaalada Laascaanood.
1 min read
  • Wararka

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal xooggan oo ka socda magaalada Laascaanood.

February 25, 2023 Maxamuud Xuurshe0

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa mar kale ka qarxay dagaal.

Dagaalkan, ayaa waxa uu ka socdaa jihooyinka iyo Bariga iyo Waqooyiga.

Waxaa lasoo sheegayaa khasaare dhaawac iyo dhimasho leh, oo labada dhinacba ah.

Wararku waxey intaa ku darayaan in haatan uu wali dagaalku socdo.

Post Views: 558

Post navigation

Previous: Waa kuma ninka loo doortay kursiga HOP 086 ee Agaasimahii hore ee NISA Fahad Yaasiin?
Next: Dhul gariir cusub oo marr kale ku dhuftay dalka Turkiga.
Maxamuud Xuurshe
Website http://somaliweyn.org

Related Posts

Bandhig Dhaqameed oo jaaliyadda Holland qabatay
1 min read
  • Wararka

Bandhig Dhaqameed oo jaaliyadda Holland qabatay

July 6, 2025 Hussein0
Jaaliyada Soomaalida ee dalka Holland oo ku Shiraz xaruntooda cusub
1 min read
  • Wararka

Jaaliyada Soomaalida ee dalka Holland oo ku Shiraz xaruntooda cusub

June 23, 2025 Hussein0
Madaweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Taleefanka uga hadlay arrimo Xasaasi ah.
1 min read
  • Wararka

Madaweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Taleefanka uga hadlay arrimo Xasaasi ah.

May 31, 2025 Maxamuud Xuurshe0

Recent Posts

  • Bandhig Dhaqameed oo jaaliyadda Holland qabatay
  • Jaaliyada Soomaalida ee dalka Holland oo ku Shiraz xaruntooda cusub
  • Madaweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Taleefanka uga hadlay arrimo Xasaasi ah.
  • MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO U MAGACAABAY G/ GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO XASAN MUUNGAAB
  • Jaaliyada Soomaalida Nederland SFON caasho sharaf u sameysay Dalxa

Recent Comments

No comments to show.
Copyright © azure-news 2025 Proudly powered by WordPress | Theme: azure-news by CodeVibrant.
  • Privacy Policy
  • Privacy Policy
  • About Us
  • About Us
  • Contact Us
  • Contact Us