16 May, 2024
1 min read

Sirdoonka Kuuriyada Waqooyi oo isku diyaarinaya in ay qarxiyaan bambo nuclear ah.

Hay’adaha sirdoonka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa isku diyaarinayaan in ay fuliyaan tijaabadii toddobaad ee bambooyinka nuclear-ka ah. Kuuriyada Waqooyi ayaa ilaa hadda qarxisay lix bamboo oo nuclear ah oo ay ku tijaabisay xarunteeda ku taalla dhulka hoostiisa. Kuuriyada Koonfureed ayaa baaritaan la xiriira saameynta shucaaca kiimikada ku sameyneysa in ka badan 800 oo qof oo […]

1 min read

Mareykanka oo Muuse Biixi kala hadlay arrinta Laas Caanood.

Mareykanka ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbanaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi kala hadlay dagaalka Laas Caanood gaar ahaan khasaaraha ka dhashay rabshadaha. Mareykanka wuxuu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo xabadda isla markaana aan la carqaladeyn howlaha gargaarka banii’aadanimo ee la gaarsiinayo shacabka Laas Caanood. Arrintani ayaa ka dambeysay markii […]

1 min read

Ethiopia, Kenya, Uganda: East African renewable power can end South Africa’s coal dependence

Renewable energy sources in Kenya, Ethiopia and Uganda have the potential to end South Africa’s reliance on coal, George Aluru, chair of the Electricity Sector Association of Kenya (ESAK), tells The Africa Report. The three countries combined have energy generation potential well in excess of their ability to consume, Aluru argues. “If the three go […]

1 min read

Tartanka hubka nukliyeerka oo laga cabsi qabo inuu dib uga curto dunida.

LONDON – Waxaa jirta cabsi badan oo laga qabo tartan dhinaca hubka nukliyeerka ah oo caalami ah, ka dib markii madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin u uku dhawaaqay toddobaadkan inuu joojinayo heshiiskii u dhexeeyey iyaga iyo Maraykanka ee ku aaddanaa xakamaynta hubka nukliyeerka iyo iska warhaynta labada dal, heshiiskaas oo lagu magcaabo the New START. Heshiiskan […]