February 21, 2023
Somalia the focus as Trócaire launches annual campaign.
The annual Trócaire Lenten Appeal has been launched, with a focus on millions of people facing hunger in Somalia, where a protracted drought in the east African country has left almost half the population at risk of starvation. This year marks the 50th anniversary of the fundraising campaign. Over those five decades, the Trócaire Box […]
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay warar sheegaya in gaadiid dagaal oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda leedahay uu gacanta u galay Al-Shabaab.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Abshir Jaamac Muuse ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay warar la isla dhex mararay oo sheegay in gaadiid dagaal oo uu isagu leeyahay uu gacanta u galay Al-Shabaab. Wuxuu warkan ku tilmaamay mid been abuur ah oo marin habaabin ah. “Waxaan umadda Soomaaliyeed ogeysiinayaa in aanu jirin gaadiid aan leeyahay […]
Deg Deg:Dhul-gariir ka dhacay Jesiirada Sicily ee dalka Talyaaniga.
Xarunta La-socodka Dhul-gariirka ee Europe iyo Badda Mediterranean ayaa soo werisay inuu Dhul-gariir ka dhacay meel ka baxsan Jesiirada Sicily ee dalka Talyaaniga. Dhul-gariirkaasi oo Halbeegiisu ahaa 4.5 Richter Scale ayaa waxa uu dhacay 01:11 daqiiqo ee Saqdii Dhexe ee xalay ee xilliga dalkaasi. Xuddunta Dhul-gariirka ayaa waxa uu ahaa meel 94 KM dhanka W/Bari […]
Ugu yaraan 50 askari oo lagu dilay dalka Burkina Faso.
Ciidamada Burkina Faso ayaa haatan sheegay in in ka badan 50 askari lagu dilay weerar ay kooxo loo maleynayo maleeshiyaad Islaamiyiin ah ay ka geysteen waqooyiga dalkaas. War kasoo baxay ciidamada ayaa lagu sheegay in ilaa hadda la helay meydadka 51-askari halka wali la la’yahay dhowr askari, waxaana goobta uu weerarka ka dhacay laga qaaday […]
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay israsaaseeyn ka dhacday magaalada Garowe.
Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta maamulka puntland ayaa sheegaya in israsaaseeyn sababtay khasaare dhaawacyo ah ay ka dhacday halkaas . Is-rasaaseynta ayaa la sheegay in ay dhexmartay ciidamo ka tirsan Saldhiga Booliska Puntland ee Garowe. 3 Ruux oo shacab ah iyo Askari ka tirsan ciidanka booliska puntland ayaa ku dhaawacmay israasseeynta puntland iyo […]
Dhugariir mar kale ka dhacay dalka Türkiga iyo khasaare dhimasho iyo bur bur hanti uu gaystay.
Labo Dhul-gariir ayaa waxay xalay ka dheceen Gobalka Hatay ee dalka Türkiye, una dhow xuduudka dalka Syria. Hay’adda Türkiye ugu qaabilsan Masiibooyinka iyo Maaraynta Gurmadka Degdega (AFAD) ayaa sheegtay inuu Dhul-gariirka Koowaad ka dhacay Degmadda Defne abaarihii 8:04 daqiiqo ama 5:04 daqiiqo ee xilliga GMT), wuxuuna Halbeegiisu ahaa 6.4 Richter Scale. Dhul-gariirka Labaad waxa uu […]
Hay’adaha gargaarka ee Soomaaliya oo ka walaacsan deeqaha oo hoos u dhacay.
MUQDISHO — Shaqaalaha gargaarka ee ka shaqaynaya Soomaaliya ayaa ka walaacsan caajis ku yimaada dalalka iyo hay’adaha deeqda bixiya iyo deeqaha oo hoos u dhaca xilli ay abaaraha dalka ka jira sii jiitamayaan. Maxamed Cabdi oo ah madaxa hay’adda Norwegian Refugee Council ayaa sheegay in deeq bixiyayaasha ay Soomaaliya caawinayeen tobannaan sano inkastoo xaaladda bani’aadaminnimo ee […]