17 May, 2024
1 min read

Golaha Siyaasadda iyo Horumarinta Beesha Mudulood oo Baaq  u diray Golaha Aqalka sare iyo Waxgaradka Mudulood. (Aqri Qoraalkaasi oo dhamaystiran)

Shir maanta ay isugu yimaadeen Golaha Siyaasadda iyo Horumarinta Beesha Mudulood ayaa shirkaasi waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah. Golaha Beesha Mudulood ayaa ku baaqay in xubnaha qeyb ahaan uga soo aaday Beesha ee Shaqaalaha Sare in la siiyo aqoonyahanada Beesha Mudulood  oo aan xildhibaanada lahayn kuwaas oo kala ah : Maxamed Mudulood Ilaawaay Iyo […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ka socda degmada Jalalaqsi.

Dagaal khasaare culus dhaliyay ayaa maanta ka socda deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, sida ay sheegtay wakaaladda warrarka ee SONNA. SONNA ayaa sheegtay in weerarka oo ahaa mid qorsheysan ay soo qaadeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ka dib markii ay heleen xog ku saaban koox Al-Shabaab […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaan codsanayaa in qofkiiba $1 dollar ku darsado dagaalka Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay dhaqaale ahaan ka qeybgalaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaana uu qofkiina hal dollar ugu deeqo dowlada, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Warfaafinta. “Iyada oo ay si habsami leh u socdaan howllada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu […]

1 min read

Weriye kashifay in Ronaldo uu ku biirayo koox kale oo Sucuudiyaan ah & Sababta

Riyaad – Xidigga wayn ee Al-Nassr Cristiano Ronaldo ayaa laga yaabaa inuu kooxda ka dhisan Riyaad ee uu haatan u safto uga wareeo kooxda ay xafiiltamaan ee Al-Hilaal mustaqbalka, sida uu qabo tafatiraha guud ee warqaadka MARCA, Jose Felix. Cristiano Ronaldo ayaa koox la’aan muddo ahaa kaddib markii is afgarad buuxa lagu fasaqay qandaraaskiisii Manchester United […]

1 min read

Edna Aadan oo dafirtay warkeedii ahaa in Laascaanood la dumiyo, kaddibna dib loo dhiso. (Daawo dood kulul)

Muqdisho– Edna Aadan Ismaaciil oo ah qofka haatan wada hadallada DF Somalia iyo Somaliland ugu qaybsan nidaamka Hargaysa, ayaa dafirtay war ay horay u sheegtay oo u ekaa mid ay ku baaqayso in la duqeeyo oo la burburiyo Laascaanood si ”dib loogu dhiso magaalo ka qurux badan.” ”Haddii la dumiyo mid kasii qurux badan baannu […]

1 min read

MW Cagjar “Waxaa naga go’an la dagaalanka Al-Shabaab…”.

Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafa Muxamed Cagjar oo ka hadlay amniga Dowlad-Deegaankaas ayaa sheegay in 6dii bil u dambeysay ay ku guuleysteen sugidda nabadgalyada kana hortageen isku day ‘AS’ ay ku damceen in ay gudaha u galaan DDS. Mustafa Cagjar ayaa tilmaamay in Ciidamada qaybta sirdoonka ay la socdaan dhaqdhaqaaqa ka dhanka ah Amniga ee […]

1 min read

Dowladda Sacuudiga oo loo doortay martigelinta koobka kooxaha horyaallada qaaradaha

RIYADH — Waddanka Saudi Arabia ayaa loo doortay inuu marti-geliyo Koobka Kooxaha Adduunka ee bisha December ee sannadkan 2023, sida ay FIFA ayaa ku dhawaaqday Talaadadii shalay. Golaha FIFA ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay xiriirka kubadda cagta Sacuudi Carabiya inuu martigeliyo koobkan, oo ay kasoo qeybgalayaan lixda horyaal ee qaaradaha iyo kooxda ku guuleysata horyaalka […]