1 min read

Golaha Siyaasadda iyo Horumarinta Beesha Mudulood oo Baaq  u diray Golaha Aqalka sare iyo Waxgaradka Mudulood. (Aqri Qoraalkaasi oo dhamaystiran)

Shir maanta ay isugu yimaadeen Golaha Siyaasadda iyo Horumarinta Beesha Mudulood ayaa shirkaasi waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah.

Golaha Beesha Mudulood ayaa ku baaqay in xubnaha qeyb ahaan uga soo aaday Beesha ee Shaqaalaha Sare in la siiyo aqoonyahanada Beesha Mudulood  oo aan xildhibaanada lahayn kuwaas oo kala ah :

  1. Maxamed Mudulood
  2. Ilaawaay
  3. Iyo Wacwaytayn

Hadaba Baaqaas ay soo saareen Beesha Mudulood ayaa ahaa mid ku socday Golaha Aqalka sare iyo Waxgaradka Mudulood, Baaqaas ayaa u qornaa isagoo dhamaystiran sidatan Hoos ku qoran: