17 May, 2024
1 min read

Dowladda Soomaaliya oo saartay amar ku wajahan shirkadaha isgaarsiinta.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay iyadoo la dhaqan galinayo xeerka Ka-hortaga Lacag dhaqida iyo Maalgalinta Argagixsada looga baahan yahay shirkaddaha bixiya adeega lacagaha la isugu diro teleefanada inay diiwaangaliyaan xogta macmiilka qaadanaya sim kaarkooda, kuwii horey u qaatayna looga baahan yahay inay muddo shagaashan maalmood ah dib loogu diiwaangaliyo macluumaadkooda. Dawladdu waxa kale oo ay sheegtay […]

1 min read

”Ma yaqaannaan sida kubbada loo ciyaaro” – Benzema oo ku dhega hadlay laacibiin caan ah (Laacibka loo badinayo?)

Madrid– Laacibka Karim Mostafa Benzema  ayaa ku dhega hadlay qaar ka mid ah laacibiinta ka dheesha lambarka 9-aad ee loo yaqaan weerarka dhexe. Benzema oo weli ka mid ah dhaliyeyaasha ugu wanaagsan adduunka tiiyoo uu sii gaboobayo marka la eego da’da xirfadleeyda ayaa yiri: ”Waxaa jira weeraryahanno aan aqoonin sida loo ciyaaro kubadda cagta, sidoo […]

2 mins read

Maraykanka oo soo riday saddex walxood oo aan la garanayn meel ay ka yimaadeen

WASHINGTON — Dawladda Maraykanka ayaa Isniintii sheegtay inaanay illaa haatan garanaynin meesha ay ka yimaaddeen, saddex walxood oo joog sare ku duulayey oo la soo riday dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey, iyaga oo dul sabbaynaya hawada sare ee Woqooyiga America. Dawladdu waxay sheegtay in aanay rumaysnayn in walxahaasi ay ahaayeen diyaaradaha wax lagu basaaso, inkasta […]