24 Apr, 2025
1 min read

Burcadย  Qabuurha Maydadka kala bxada oo Koonfur Afrika ka dilaacday.

Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa bilaabay baaritaan iyo iyaga oo dalbaday marqaatiyo ka dib markii meydad lagala baxay qabuuro ku yaalla gobolka waqooyi ee Limpopo. Mid ka mid ah qaraabada dadkii halkaasi ku aasnaa oo Axaddii qabuurahaasi booqatay si ay u nadiifiso ayaa markii ugu horeysay arrintan shaaca ka qaadday. Haweneydan ayaa naxdin iyo anfariir […]

1 min read

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo booqasho lama filaan ah ku tagay dalka Kenya.

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa gaaray dalka Kenya halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho labo maalmood ah. Ninkan 77 jirka ah ayaa booqasho dhif ah ku tagay dalalka dibadda, dalkiisa wuxuu sanadihii ugu dambeeyay goโ€™doon diblumaasiyadeed. Wasiirka warfaafinta Eritrea Yemane Gebre Meskel ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in madaxweynaha lagu wado in uu kulan la qaato […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga dalka Talyaaniga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee dalka Soomaaliya uu la leeyahay Talyaaniga. Madaxweynaha oo marti-qaad ka helay Madaxda dalka Talyaaniga ayaa kulammo la qaadan doona dhiggiisa Mudane Sergio Mattarella iyo Raโ€™iisul Wasaare Giorgia […]

1 min read

Dowladda Uganda oo shaqo-joojin ku sameyneysa mid ka mid ah xafiisyada QM.

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in aysan dib u cusboonaysiin doonin shaqada xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, iyada oo sabab uga dhigtay horumarka awooddeeda oo ku filan inay kula socon karto xaquuqda aadanaha. Warqad ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda u dirtay Xafiiska Wakiilka Sare ee Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay (OHCHR) 3-dii Febraayo oo ay […]

1 min read

Somaliland oo ka hadashay dagaalka maalintii saddexaad ka socda Laas Caanood.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa xaqiijisay wararka ku saabsan in dagaalka Laas Caanood uu galay maalintii saddexaad. War qoraal ah oo lasoo dhigay bogga Facebook ee wasaaraddan ayaa lagu sheegay in “kooxo xagjir ah ay saaka weerar ku qaadeen ciidamada Somaliland oo ku sugan fariisimahooda.” Ma jiro wax […]