25 Jul, 2024
1 min read

Dalka Holland waxaa soo garay Xildhibaanka beelaha Banadiriga.

Xildhibaan Shariif Jeek ayaa ku sugnaadona dalka Nederland mudo dhowr casho ah asgoona kulama gooni gooni ah la qaadan doono beelaha banaadiriga ah ee ku sugan dalka Nederland wax garadkooda iyo Aqoon yahanadooda iyo haweynka banaadiriga. Kulankaasi soo dhaweynta ah waxaa ka qeyb qaatay Gudoomiye Cabdulqadir Cali Nuune iyo daladda ay ku mideysan yihiin jaaliyadaha soomaliyeed […]

1 min read

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur galbeed oo la soo gaba gabeeyay.

Magaalada Baydhabo Waxa lagu soo geba gebeeyey shirkii dib u heshiisiinta ee maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah, waxayna dhinacyadii shirkaas ka qayb galay ay isku raaceen in soo xulista xildhibaannada ay sameeyaan odayaasha dhaqanku dhammaadka sanadkan, iyo in doorashada guddoonka iyo tan madaxweynahana la qabto bisha Janaayo  ee sanadka soo socda ee […]

1 min read

Diyaaradaha dagaal ee Maraykanka oo soo riday buufin looga shakisan yahay inay basaas u aheyd Shiinaha.

WASHINGTON — Diyaaradaha dagaal Maraykanka ayaa Sabtidii soo riday buufin looga shakisan yahay in Shiinuhu leeyahay oo soo gaartay xeebaha gobolka South Carolina, toddobaad kadib markii ay soo gashay hawada Maraykanka. Buufintan ayaa waxaa ka dhashay sheeko basaasnimo – iyo hadan heyn dadweyne, taas oo xumeysay xiriirka Shiinaha iyo Mareykanka. Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in […]

1 min read

Luqadda Tukaha yaa yaqaan?

Noolaha Dunidaan Allahii ku Abuuray, qaarba waxa uu siiyay Luqad, Shanqar, iyo waxyaabo kale oo ey ku xariiraan. Tukaha oo ka mid ah Noolahaa waxaa Allaah uu siiyay cod ey isku garataan. Nin u dhashay Dalka Jabaan ayaa muddo Daraasad uu ku sameeyay Luqadda Tukaha, Waxaa uu ururiyay Shanqar kala duwan ee Tukuhu isagu baaqo […]