1 min read

Dalka Holland waxaa soo garay Xildhibaanka beelaha Banadiriga.

Xildhibaan Shariif Jeek ayaa ku sugnaadona dalka Nederland mudo dhowr casho ah asgoona kulama gooni gooni ah la qaadan doono beelaha banaadiriga ah ee ku sugan dalka Nederland wax garadkooda iyo Aqoon yahanadooda iyo haweynka banaadiriga.

Kulankaasi soo dhaweynta ah waxaa ka qeyb qaatay Gudoomiye Cabdulqadir Cali Nuune iyo daladda ay ku mideysan yihiin jaaliyadaha soomaliyeed ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan AFSON oo uu madaxa ugu sareya yahay Cabdulqadir Cali Nuune

Kulanka soo dhaweyna xildhibaanShariif Jeek waxaa halkaasi madadaalo suganeyd ku soo badhigeyn walaaha banadiriga ee ku sugnayeen hoolka ay ka socotay xafladii soo dhaweynta xildhibaanka.

Martidii ka soo qeyb gashay xafladaasi soo dhaweynta ayaa xildhibaanka hal Hal u gacan qaadeen aygoona ugu hambalyeynayeen sida quman oo geesinimada mudan oo marwaliba ugu hor yimaado talaaboyinka xun xun oo la doonayo mansiirka dalka In loo jiheeyo Sida talabadii jindiyada loogaga soo horjeystay iyo kuwa badan oo daaha hostisa ku daharan.

Ugu dambeyntii kulankasi soo dhaweynta waxaa kahadlay gomiye cabdulqadir cali nuune asgoona amaanay.

Xildhibaan Shariif Jeek rabina ugu baryay cimri dheer iyo caafimaad qab xildhibaanka mudo dhowr casho uu ku sugnaayo dalka Nederland waqtina uu qadanayo dhaaman jaaliyada soomaliyed. Ee ku nool dalka Nederland

Bashiir Jiidaal Baroow
somaliweyn  Nederland  Rotherdam