January 12, 2023
1 min read
Al-shabaab oo in kabadan 300 oo neef ku gowracay deegaan hoostaga degmada Maxaas.
Waxaa warar dheeraada laga helayaa Xoola ay Dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ku gowraceen deegaan hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Deegaanka Ceel Xeero oo qiyaastii 20KM dhanka bari ka xiga degmada Maxaas ayey Al-shabaab ku gowraceen inkabada 300 oo Neef oo ari ah ay lahaayeen dad xoola dhaqata ah. Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane ayaa […]
1 min read
TPLF oo bilawday wareejinta hubka culus oo qayb ka ahaa heshiiskii nabadeed.
ADDIS ABABA — Ciidamada Milateriga ee Ethiopia ayaa sheegay in ciidamada Tigreegu ay bilaabeen inay hubka culus wareejiyaan, taas oo qayb ka ah heshiiska nabadeed ee lagu soo afjarayo dagaaladii sokeeyey ee dalka Ethiopia ka socday labadii sano ee la soo dhaafay. Ciidamada difaace ee Ethiopia ayaa bayaan ay soo saareen Arbacadii ku xaqiijiyey in […]