23 Apr, 2024
1 min read

Taageerayasha Arjantiin oo u hambalyeeyey guusha koobka ciyaaraha aduunka

Qaliif Maxamed Ibrahim oo ah tageero kooxda Arjantiin oo ku guleysatay koobka aduunka ayaa hambalyo hawada umariyay dhamaan tagerayaasha xulka Arjantiin. Qaliifka ayaa waxaa uu shegay in waligiis tagera u ahaa nadiga xulka kubada cagta ee arjantiin waxaa kaloo ushegay in waligii sacabaha u tumayay ciyaaryahanada kubada cagta ee Arjantiin. Qaliifka ayaa waxaa uu ushegay […]

1 min read

In ka badan 4 milyan oo qof oo ka qeybgalay soo dhaweynta ciyaartooyda xulka Argentina.

BUENOS AIRES — Caasimadda Argentina ee Buenos Aires, ku dhawaad 4 milyan oo qof ayaa dabbaaldeg kusoo dhaweeyay ciyaartooyda kusoo guuleystay Koobka Adduunka ee xulka qaranka Kubadda Cagta Argentina, kuwaas oo uu hoggaaminayay halyeygooda Lionel Messi. Ciyaartoyda ku guuleystay finalkii Koobka Adduunka ee Axaddii lagu qabtay Qadar ayaa awoodi waayay inay gaaraan taallada Obelisco ee loo […]

1 min read

Taalibaan oo amar ka soo saartay dumarka jaamacadaha dhigta.

Ururka Taalibaan ayaa haweenka dalkaasi ka mamnuucday inay dhigtaan jaamacadaha, taasi oo dhallin-yarada dalkaasi ku abuurtay rajo xumo. Wasiirka tacliinta sare ayaa amarkaasi ku dhawaaqay tallaabadan, isagoo sheegay inay si degdeg ah u dhaqan gali doonto. Mamnuucida ayaa sii xaddidaysa waxbarashada haweenka – dumarka ayaa hore looga saaray dugsiyada sare tan iyo markii Taliban ay […]

1 min read

Ma jecleeysan wixii aan Maanta arkay.

Somaliya Baahi mise Baasa La’aan, Maanta waxaan arkay muuqaal aanan ku farxin. Maalmahaan waxaa kacsan dabeyl. Magaaladda Mogadishu waxaa meel kasta yaal Kalluun lagu iibinayo waddooyinka dhinacooda iyo Xaafadaha iyada oo la naadinayo, si loo helo Cid laga iibiyo. Galabta waxaan arkay, wax aanan ku farxin. kalluunkii oo ku baaray kalluumeysatadii oo qaar Waddada ey […]