29 Apr, 2024
1 min read

Wadahadaladii la filayey inay yeeshaan Ethiopia iyo TPLF oo dib u dhac ku yimid.

ADDIS ABABA, ETHIOPIA — Diblomaasiyiin kala duwan ayaa sheegay inuu dib u dhac ku yimi, wadahadaladii qorshaysnaa inay toddobaadkan dhammaadkiisa yeeshaan dawladda federaalka ah ee Ethiopia iyo kooxda TPLF, ee uu gadhwadeen ka ahaa ururka Midawga Afrika. Guddoomiyaha guddiga Midawga Afrika Moussa Faki Mohamat ayaa ku casumay hoggaamiyayaasha labada dhinac inay yimaadaan dalka Koonfur Afrika, […]

3 mins read

Maxamed bin Salmaan oo dharbaaxo siyaasadeed ku dhuftay Joe Biden.

WASHINGTON — Madaxweyne Joe Biden ayaa Khamiistii qirtay inuu guuldarreystay mid ka mid ah khamaar siyaasadeedkiisii arrimaha dibedda ee ugu weynaa uguna bahdilka badnaa oo ah; salaan gacan-duubkii uu la yeeshay dhaxal-sugaha Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan oo lala xiriiriyo xadgudubyo ka dhan xuquuqda aadanaha. Kulankii yaabka lahaa ee Biden uu July la yeeshay Maxamed Bin […]

1 min read

Xukun maanta lagu fuliyay Askari hore u dilay Talyihiisa.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xidigle Cabdinaasir Daa’uud Sheikh Hassan oo Hore u dilay Taliye Ururkiisii Dhamme Cabdi Maxamed Axmed Hurdaaye . Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada ayaa horay ugu eedeysay xidigle Cabdinaasir in uu ka baaqsaday safar dhinaca dhulka ah oo ay geli lahaayeen Ciidamada uu katirsanaa, balse isaga […]

3 mins read

Soomaaliya oo noqotay dalka keliya ee Muslim iyo Afrikan ah oo u codeeyay qabashada doodda xadgudubka Shiinaha ee musliminta Uyghur.

GENEVA — Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku guuldaraystay inay meel mariyaan qaraar la doonayey in sannadka dambe dood laga yeesho, oo lagaga hadlo tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee ka dhacay gobolka Xinjiang, ee dalka Shiinaha, tacadiyadaas oo si gaar ah loogu geysto qowmiyadda Uyghur iyo muslimiinta kale ee gobolkaas ku nool. […]

1 min read

In ka badan 10- ka mid ah Al-Shabaab oo lagu dilay deegaanka Basra.

MUQDISHO — Wararka ka imaanaya deegaanka Basra ee u dhexeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad ayaa sheegaya in ugu yaraan 19 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab lagu dilay kadib dagaal qaraar oo saaka ka dhacay deegaankaas.i Sida ay shaacisay warbaahinta dowladda, dagaalka lagu dilay maleeshiyada Al-shabaab ayaa dib uga qarxay tuulada Muryaale, halkaas oo maalmihii ugu dambeeyay ay […]