22 Apr, 2024
1 min read

WhatsApp oo billaabaysa hab cusub oo dad badan ay isku wici karaan.

Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda Meta, Mark Zuckerberg, ayaa shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka milyan ee qof ku wada xiriiraan ay todobaadkan soo bandhigi doonto hannaan cusub oo ay dadku isku wici karaan iyagoo adeegsanaya mareeg la wadaagi karo. Hannaankan oo loogu magac daray “Call Links” ayaa isticmaalaha u sahlaysa inuu sameeyo link ama mareeg, […]

1 min read

Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay wasiirka Gaashaandhigga Kenya.

NAIROBI — Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah xubnaha golaha cusub ee wasiirrada ee dalkaaasi. Xidhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa loo magacaabay wasiirka gaashaandhigga Kenya, halka Alfred Mutua uu ka noqonayo wasiirka arrimaha dibedda, sida ay sheegtay warbaahinta Kenya. Xubnaha kale ee golaha wasiirrada waxaa ku jira Moses Kuria […]

1 min read

Ciidamada Danab oo howlgal ka fuliyey Buq-Aqable.

Ciidanka Kumaandoska Danab ayaa xalay hawlgal ka fuliyey degaanka Buq-Aqable ee gobalka Hiiraan oo ka mid ah meelaha ay Al-Shabaab ku xooggan yihiin, sida ay sheegtay idaacadda ciidnaka xoogga dalka. Idaacadda ayaa sheegtay in ciidanku ay hawlgalkaas ku dileen 11 ka tirsanaa Al-Shabaab, isla markaana ay burburiyeen goobo ay Al-Shabaab leeyihiin. Ilo-wareed ku sugan degaanka […]

1 min read

Shaqaale ka tirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir oo qarax lala beegsaday.

MUQDISHO — Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisha ayaa waxaa ku dhaawacmay mid ka mid ah shaqaalaha maxkamadda gobolka Banaadir, sidaasi waxaa VOA u sheegay ilo-wareed codsaday inaan magaciisa la sheegin sababo amni darteed. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhex qarxay baabuur uu la socday Musharaf Maxamed Macallin oo ilo-wareedku sheegay inuu ku dhaawacmay weerarkaas. […]

1 min read

Dawladda Soomaaliya oo sheegtay inay al-Shabaab ka xoreeyeen deegaano hor leh.

MUQDISHO, SOOMAALIYA — Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada milateriga ee Soomaaliya inay ka saareen ururka al-Shabaab, qaybo badan oo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe, taas oo ah guulihii ugu dambeeyey ee laga gaadho hawlgallada ay iska kaashanayaan dawladda Soomaaliya iyo dadka deegaanku. Dawladda Soomaaliya ayaa sheegaysa in gobolka Hiiraan oo keliya in […]

1 min read

Nin hubaysan oo 15 qof ku dilay dugsi waxbarasho ku yaalla dalka Ruushka.

MOSCOW – Nin hubaysan ayaa toogasho ka geystay dugsi ku yaalla Jamhuuriyadda Udmurtia ee dalka Ruushka, isaga oo dilay ugu yaraan 15 qof oo ay ku jiraan 11 caruur ah, waana toogashadii afraad ee lala beegsado dugsiyada waxbarashada, ee ka dhacda gobolkaas, 15-kii bilood ee ugu dambeeyey. Guddida dembibaadhista ee Ruushka ayaa Isniintii sheegtay, in […]

1 min read

Ruushka oo dhalasho siiyey Edward Snowden oo faafiyey sirta Maraykanka.

MOSCOW – Sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtooyada ee Ruushka, Madaxweyne Vladimir Putin ayaa dhalashada dalkaas siiyey Edward Snowden oo u shaqayn jiray hay’adaha amniga ee dalka Maraykanka. Snowden ayaa ka mid noqday 75 qof oo ajaanib ah oo la siiyey jinsiyadda dalka Ruushka, sida lagu sheegay warka ka soo baxay dawladda […]