19 Sep, 2025
1 min read

Madaxda Sare ee Dowladda oo warbixin ka dhageystay Hanti dhowraha Guud.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan hawlaha la xiriira dhismaha hay’adda iyo doorkeeda shaqo ka dhagaystay Hantidhawraha Guud ee Qaranka, Maxamed Maxamuud Cali iyo xubno ka tirsan Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA). Madaxweyne Xasan ayaa kulanka lagula wadaagay muhiimadda ay […]

1 min read

Shirka Wadatashiga DF iyo Dowlad Gobaleedyada oo berri ka furmaya Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo shir u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Wafdiga Madaxweynaha waxaa gudaha garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiiro ka tirsan XFS, xildhibaano ka tirsan labada gole, Masuuliyiin ka socday xafiisyada madaxweynaha iyo Kan Ra’iisal wasaaraha. Madaxweynaha […]

1 min read

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Muqdisho soo gaaray.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo gaaray magaaladda Muqdisho, halkaasi oo uu kaga qeyb galayo shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada. Wafdiga Madaxweynaha waxaa gudaha garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiiro ka tirsan XFS, xildhibaano ka tirsan labada gole, Masuuliyiin ka socday xafiisyada madaxweynaha iyo Kan Ra’iisal wasaaraha. Madaxweynaha Hirshabeelle aya ka […]

1 min read

Taliska Booliiska oo baaraya dad rayid ah oo khasaare ka soo gaaray howgal ay ka fuliyeen Sh/hoose.

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Booliska Soomaaliyeed ka sameeyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellada Hoose. Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Cali Doodisho oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in weerarka lagu dilay Sarkaal Al-shabaab u qaabilsan deegaanka Mubaarak iyo xubno kale. […]

1 min read

Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo shir dhowaan ay yeelan doonaan Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka. Wasiiro ka tirsan Xukumadda Federaalka, Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland iyo wefdigiisa. Dhinaca kale, Madaxda […]