1 min read

Boqorka Japan oo ka qeybgeli doono aaska boqoradda.

Boqorka Japan Naruhito ayaa qorsheynayaa in uu ka qeybgalo aaska boqorodda Britain Queen Elizabeth II, waa booqashadiisii ugu horreysay uu dibadda ku aadayo tan iyo markii uu xilka qabtay boqorka sanadkii 2019, sida ay ku warrantay warbaahinta Japan.

Queen Elizabeth ayaa sanadkii 2020 casuumaad u fidisay boqorka Japan balse caasumaaddaas uu ku tegi lahaa Britain ayaa dib loo dhigay kadib safmarka cudurka Karoona.8