September 6, 2022
WARBIXIN:- MAGACAABISTA WAXAA KA HOREYSA QORSHE FULIN.!!! By Dulyar
Tan iyo markii ay madaxda cusub ee dowladdani xilka la wareegtay, waxey dad badani aad u dhararayeen in Maamulka G/Banaadir iyo taliyayaasha Ciidamada la wada badelo, oo la raaciyo madaxda dowladdii hore ee magacowday ama ay la soo shaqeynayeen, dadkaasi waxey isugu jiraan labo kooxood. •Koox:- waa kuwa u arka madaxdani iyagu iney ka dambeeyaan […]
QM oo ka digtay Macluul baahsan oo ka dhacda Soomaaliya.
War kasoo baxay isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa laga digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macluul, taas oo lagu sheegay inay ugu wacan tahay abaartii ugu xumayd oo Afarta sano kadib soo marta Soomaaliya. Mudane Martin Griffiths wuxuu sheegay in Hal milyan iyo bar carruur ah oo […]
Si fiican u faham.Saddaxda Marxalad ee Qabiilku soo maray.
Heerka kowaad: Wakhtigii Qabiilku deegaankiisu uu Miyiga ahaa, waxa uu lahaa qaab maamul oo Noloshiisa uu ku nidaamiyo, Sida: Summad u gaar ah oo Xoolahooda lagu aqoonsado, deegaan Daaq, Beero iyo Xarumo Waraab oo ey wada ilaashadaan. Waxaa jiray Duub guud, Sida (Imaam, Ugaas, Suldaan, Garaad, Malaaq, Wabar, iwm), Raggaasi waxa ey u xisaabsanaayeen Xiriirka […]
African Union, others welcome Kenya’s William Ruto presidency.
The African Union has welcomed the decision of the Supreme Court of Kenya to validate the election victory of William Ruto as president-elect. The seven judges of the Supreme Court on Monday unanimously dismissed a petition challenging Dr Ruto’s victory as announced by the Independent Electoral and Boundaries Commission three weeks ago. And the African […]
Maxkamadda Ciidamada QS oo xukun dil iyo xabsi ah ku riday Saddex Askar.
Maxkamadda Ciidamada Sida ayaa maanta xukun dil ah ku riday laba askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka, kuwaasi oo lagu soo eedeyay in ay si bareer ah u dileen dad rayid ah. Labada Askari ayaa waxaa lagu kala magacaaba Guulleed Xamse Maxamed iyo Cabdiweli Jaamac Xersi oo labada ka wada tirsan Ciidanka Xoogga, kana […]
Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo ka socda G/Galgaduud.
Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Xoogga oo garabsanaya Ciidamo deegaanka ah iyo Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa ka socda deegaanka Dhuumoodle oo aan ka fugeyn Cadakibir oo hoostimaada degmada Baxdo. Wariyaasha ka soo hadlaya magaalada Cadaado ayaa soo sheegaya in Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka ay weerar ku qaadeen goobo ay Al-shabaab uga sugnaayeen deegaanka Dhuumaadle. […]
Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay dadka caddaalladda u raadsada Al-Shabaab.
Taliyaha booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa uga digay dadka inay caddaallad u raadsadaan Al Shabaab. Taliyaha wuxuu shacabka ugu baaqay inay booliska kusoo wargeliyaan haddii ay dhacdo in looga yeero goobaha Shabaab. “Ma ahan in la aado… ninkii baabuur ka ijaaro iyo kuwa u tega kuli kuwa dagaallamayo iyo dadkaas u adeegayo waa […]
Xildhibaan Aadan Keynaan “Madaxweynaha cusub ee Kenya waa xoolo-dhaqato fahmaya Soomaalida..”
Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Ceeldhaas ee Ismaamulka Wajeer ayaa sheegay in Soomaalida ay wax badan ka faa’iidi doonto dowladda cusub ee William Ruto. Wuxuu sheegay in madaxwaynaha cusub uu yahay nin xoolo-dhaqato ah, isla markaana uu fahamsan yahay dhibaatada dadka xoolo-dhaqatada ah. “Waxaan filayaa gobolkaas Soomaalida iyo xoolo-dhaqatada oo dhan in ay horumar gaari […]
Ugu yaraan 35 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Burkina Faso
Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay waqooyiga dalka Burkina Faso halkaas oo ay ku xooggan yihiin kooxaha jihaad-doonka, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta. Baabuur ay la socdeen dadka ayaa waxaa la kacay qarax miino xilli ay marayeen inta u dhexeysa deegaannada Djibo iyo Bourzanga. Waxaa qaraxa sidoo kale ku dhaawacmay tiro dad […]
Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay xubno ka tirsan guddiga doorashada.
Golaha Wakiillada Jahmuuriyadda iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaaqday ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay saddex xubnood oo ka tirsan guddida doorashooyinka Somaliland kuwaas oo ay hore u diideen balse madaxweyne Biixi, dib ugu soo celiyay. Ilaa 70 xildhibaan ayaa codka kalsoonida siiyay dhammaan xubnaha maanta la ansixiyay. Xildhibaanada Golaha fadhiyay waxa ay ahaayeen […]